{"id":455210,"date":"2021-08-19T16:20:29","date_gmt":"2021-08-19T16:20:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455210"},"modified":"2021-08-19T16:20:29","modified_gmt":"2021-08-19T16:20:29","slug":"shirka-golaha-wadatashiga-qaranka-oo-muqdisho-ka-furmaya-maalinta-sabtida-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-qaranka-oo-muqdisho-ka-furmaya-maalinta-sabtida-ah\/","title":{"rendered":"Shirka golaha Wadatashiga Qaranka oo Muqdisho ka furmaya Maalinta sabtida ah."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah uga furmaya Afisyoone maalinta Sabtida ah oo taariikhda ay ku beegan tahay 21-ka Agoosto, 2021.<\/p>\n<p>Kulanka oo uu shir guddoomin doono R\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa waxa lagaga hadli doonaa diyaar garowga doorashooyinka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacyada doorashooyinka, raadinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka iyo sidii horey loogu socon lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah uga furmaya Afisyoone maalinta Sabtida ah oo taariikhda ay ku beegan tahay 21-ka Agoosto, 2021. Kulanka oo uu shir guddoomin doono R\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa waxa lagaga hadli doonaa diyaar garowga doorashooyinka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacyada doorashooyinka, raadinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka iyo sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":455211,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455210","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455212,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455210\/revisions\/455212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}