{"id":455123,"date":"2021-08-18T17:01:17","date_gmt":"2021-08-18T17:01:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455123"},"modified":"2021-08-18T17:10:12","modified_gmt":"2021-08-18T17:10:12","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-ka-warbixisay-xaaladihii-ugu-dambeeyay-covid-19-ee-dalka-15","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-ka-warbixisay-xaaladihii-ugu-dambeeyay-covid-19-ee-dalka-15\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<p><span style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">Muqdisho(SONNA)wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay\u00a0<\/span><strong style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">136<\/strong><span style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah\u00a0<\/span><strong style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">48<\/strong><span style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">-kii saac ee la soo dhaafay,\u00a0<\/span><strong style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">\u00a05<\/strong><span style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">\u00a0qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay\u00a0<\/span><strong style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">41 <\/strong>ruux.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (<strong>60<\/strong>) Puntland (<strong>48<\/strong>), Somaliland (<strong>12<\/strong>) Galmudug (<strong>8<\/strong>) Jubbaland (<strong>6<\/strong>) iyo Koonfur Galbeed (<strong>2<\/strong>) qof,\u00a0<strong>80<\/strong>\u00a0ka mid ah bukaannada la xaqiijiyay waa rag, halka\u00a0<strong>56<\/strong>-na ay yihiin haween.<\/p>\n<p>Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay\u00a0<strong>16,535,<\/strong>\u00a0waxaa bogsootay\u00a0<strong>8,010<\/strong>\u00a0ruux. guud ahaan\u00a0<strong>897<\/strong>\u00a0ruux oo kale ayaa u geeriyootay cudurka.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa bulshada ka codsatay inay qaataan talooyinka caafimaad ee laga helayo khuburada caafimaadka ku takhasusay iyo wacyi gelinta kale ee bulshada lagu ogeysiinayo khatarta cudurkaan uu dadka ku keeni karo, maadaama uu markale soo labo kacleeyay halista cudurka COVID-19, ayna ku dadaalaan qaadashada talaalka cudurka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-455125 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/4F24C146-2CB1-4AB1-9B15-3E61E3ECCC70.png\" alt=\"\" width=\"428\" height=\"241\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/4F24C146-2CB1-4AB1-9B15-3E61E3ECCC70.png 428w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/4F24C146-2CB1-4AB1-9B15-3E61E3ECCC70-300x169.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 428px) 100vw, 428px\" \/><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay\u00a0136\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah\u00a048-kii saac ee la soo dhaafay,\u00a0\u00a05\u00a0qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay\u00a041 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":455132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455123","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455123"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455129,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455123\/revisions\/455129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}