{"id":455120,"date":"2021-08-18T15:36:46","date_gmt":"2021-08-18T15:36:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455120"},"modified":"2021-08-18T17:26:25","modified_gmt":"2021-08-18T17:26:25","slug":"wasiirka-gargaarka-iyo-wafdi-ay-hogaamineyso-oo-kormeeray-xeryaha-barakacayaasha-buula-burte","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gargaarka-iyo-wafdi-ay-hogaamineyso-oo-kormeeray-xeryaha-barakacayaasha-buula-burte\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gargaarka iyo wafdi ay hogaamineyso oo kormeeray xeryaha barakacayaasha Buula-burte"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho..SONNA..Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo\u00a0 wafdig ay hogamineysay qeybna ay\u00a0 ka ahayen Madaxda Hay\u2019adaha UN-OCHA, WFP, WHO iyo UNICEF, ayaa soo garay dagmada Buulo-burte<\/p>\n<p>Ujeedka socdalka wafdiga ay hogamineyso Wasiirka ayaa ahaa ukuur.geladida xaaladda beni\u2019aadannimo ee kajirto degmada Buulo-burte, maadama degmada ay go\u2019doontahay sideed sano.<\/p>\n<p>Wasir khadija iyo wafdiga ayaa waxa ay soo kormeren goobaha ay daganyihin barakacaysha ee ku yaala duleedka degmada, sidoo kale waxa ay kormeren xarumaha ay ku shaqeyso hay\u2019adda Mercy USA<\/p>\n<p>Kormerka kadib wafdiga ayaa la kulmay maamulka Degmada Buulo-burte odayaasha dhaqanka hay\u2019adaha ka howlgala degmada, ayadoo ka wareysatay xaaladda Degmada iyo qaabka ay u shaqeeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho..SONNA..Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo\u00a0 wafdig ay hogamineysay qeybna ay\u00a0 ka ahayen Madaxda Hay\u2019adaha UN-OCHA, WFP, WHO iyo UNICEF, ayaa soo garay dagmada Buulo-burte Ujeedka socdalka wafdiga ay hogamineyso Wasiirka ayaa ahaa ukuur.geladida xaaladda beni\u2019aadannimo ee kajirto degmada Buulo-burte, maadama degmada ay go\u2019doontahay sideed sano. Wasir khadija iyo wafdiga ayaa waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":455134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455120","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455120"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455122,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455120\/revisions\/455122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455134"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}