{"id":455064,"date":"2021-08-18T10:23:55","date_gmt":"2021-08-18T10:23:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455064"},"modified":"2021-08-18T11:41:50","modified_gmt":"2021-08-18T11:41:50","slug":"hayadaha-amaanka-dalka-iyo-golaha-nabadda-midowga-afrika-oo-shir-uga-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadaha-amaanka-dalka-iyo-golaha-nabadda-midowga-afrika-oo-shir-uga-furmay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adaha amniga iyo golaha nabadda midowga Afrika oo uu shir uga furmay Muqdisho+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan\u00a0 Hay\u2019adaha Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah, Wasiirada Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji,Wasiirka \u00a0Cadaaladda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, Saraakiil ka tirsan hay\u2019adaha Amniga, Agaasimaha Maareynta Khilaafaadka Golaha Midowga Africa, Fiyoona Looran, Madaxa howlaha Nabadda Midowga Afrika, Taliyaha Ciidamada Booliska AMISOM iyo Madaxda Qeybta qorsheynta Howlaha ee Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Shirkaan oo socon doona mudo laba maalmood ah \u00a0ayaa waxaa diirada lagu saarayaa qiimeyn ay Madaxda Midowga Afrika ku sameeynayaan Hay\u2019addaha amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Sooomaaliya Xasan Xuseen Xaaji, ayaa shirka warbixin ka siiyay dib u dhiska ku socda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya iyo guulaha ay ka gaareen dagaaladii ugu dambeeyay oo ay la galeen maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa dhankiisa Madaxda Golaha Nabadda Midowga Afrika la wadaagay horumarka laga gaaray arrimaha Cadaaladda iyo Garsoorka dalka \u00a0iyo waxa ay hiigsanayaan.<\/p>\n<p>Maalinta Berito oo khamiis ah ayaa waxaa la filayaa in la soo geba gabeeyo shirka u dhaxeeyo Madaxda Golaha Nabadda Midowga Afrika &amp; Hay\u2019adaha Amniga dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-455069 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"454\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A1-300x142.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A1-768x363.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A1-696x329.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A1-888x420.jpg 888w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-455070 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"329\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A2.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A2-300x142.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-455071 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A3.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A3.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A3-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A3-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/A3-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan\u00a0 Hay\u2019adaha Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah, Wasiirada Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji,Wasiirka \u00a0Cadaaladda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, Saraakiil ka tirsan hay\u2019adaha Amniga, Agaasimaha Maareynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":455065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455064","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455064"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455075,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455064\/revisions\/455075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}