{"id":454799,"date":"2021-08-16T03:43:59","date_gmt":"2021-08-16T03:43:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454799"},"modified":"2021-08-16T06:57:44","modified_gmt":"2021-08-16T06:57:44","slug":"raiisal-wasaare-rooble-oo-maanta-ubaxaya-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-rooble-oo-maanta-ubaxaya-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisal wasaare Rooble oo maanta kusii jeeda dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra\u2019iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya Dalka Masar.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal Wasaare Rooble ayaa casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Alsiisi.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo safarkiisa ayku weheliyaan xubno katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Dalka Masar inta uu joogo Qaahira.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_210816_063744_711.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra\u2019iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya Dalka Masar. Ra&#8217;iisal Wasaare Rooble ayaa casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Alsiisi. Ra\u2019iisul Wasaaraha oo safarkiisa ayku weheliyaan xubno katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la qaadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":454800,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454799","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454799","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454799"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454799\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454813,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454799\/revisions\/454813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}