{"id":454749,"date":"2021-08-15T06:56:53","date_gmt":"2021-08-15T06:56:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454749"},"modified":"2021-08-15T07:02:24","modified_gmt":"2021-08-15T07:02:24","slug":"ivory-coast-oo-diiwaangelisay-kiiskii-ugu-horreeyay-ee-cudurka-ebola","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ivory-coast-oo-diiwaangelisay-kiiskii-ugu-horreeyay-ee-cudurka-ebola\/","title":{"rendered":"Ivory Coast oo diiwaangelisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka dalka Ivory Coast ayaa diiwaangaliyay kiiskii ugu horreeyay ee fayraska dhiig -baxa ee Ebola muddo 25 sano ah ka dib , sida uu sheegay wasiirka caafimaadka ee dalkaas Pierre N\u2019Gou Dimba.<\/p>\n<p>Wasiirka \u00a0ayaa u sheegay telefishanka qaranka dalkasi in cudurkaasi la helay ka dib markii saraakiisha caafimaadka ay tijaabo dhanka dhiigga ah ka qaadeen haweeneey 18-sano jir ah oo ka soo safartay dalka deriska la ah ee Guinea.<\/p>\n<p>Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in cudurkani yahay kiiskii ugu horreeyay ee Ebola ee laga helo Ivory Coast marka laga yimaado sanadkii 1994.<\/p>\n<p>Dalka Guinea ayaa horaantii toddobaadkan sidoo kale xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee fayraska Marburg,oo ah mid wata \u00a0qandho dhiig -bax ah oo aad u faafa ,isla markaana \u00a0la mid ah Ebola.<\/p>\n<p>Dalka Guinea waxaa sanadihii 2014-2016-kii \u00a0ka dilaacay cudurka Ebola,kaas oo dhaliyay dhimashada dad aad u badan,waxaana horaantii sanadkaan uu mar kale ku soo laabtan dalkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka dalka Ivory Coast ayaa diiwaangaliyay kiiskii ugu horreeyay ee fayraska dhiig -baxa ee Ebola muddo 25 sano ah ka dib , sida uu sheegay wasiirka caafimaadka ee dalkaas Pierre N\u2019Gou Dimba. Wasiirka \u00a0ayaa u sheegay telefishanka qaranka dalkasi in cudurkaasi la helay ka dib markii saraakiisha caafimaadka ay tijaabo dhanka dhiigga ah ka qaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":454750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454749","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454749"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454756,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454749\/revisions\/454756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}