{"id":454645,"date":"2021-08-13T15:54:13","date_gmt":"2021-08-13T15:54:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454645"},"modified":"2021-08-13T15:54:13","modified_gmt":"2021-08-13T15:54:13","slug":"raiisul-wasaare-rooble-iyo-wafdigiisa-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-iyo-wafdigiisa-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa dalka Kenya kula kulmay Madaxweynaha Kenya, mas\u2019uuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalida ee Kenya iyo wakiillada Beesha Caalamka oo uu uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka iyo hanaanka ay u socoto doorashooyinka.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Xuseen Rooble Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Maamulka Gobolka Banaadir iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa dalka Kenya kula kulmay Madaxweynaha Kenya, mas\u2019uuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalida ee Kenya iyo wakiillada Beesha Caalamka oo uu uga warbixiyay xaaladda guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":454646,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454645","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454645"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454647,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454645\/revisions\/454647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454646"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}