{"id":454642,"date":"2021-08-13T15:02:46","date_gmt":"2021-08-13T15:02:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454642"},"modified":"2021-08-13T15:02:46","modified_gmt":"2021-08-13T15:02:46","slug":"wasaaradda-caafimaadka-galmudug-iyo-who-oo-dhakhaatiir-tababar-ugu-soo-gabagabeeyey-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-galmudug-iyo-who-oo-dhakhaatiir-tababar-ugu-soo-gabagabeeyey-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Wasaaradda caafimaadka Galmudug iyo WHO oo dhakhaatiir tababar ugu soo gabagabeeyey Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Munaasabad lagu soo xirayay tababarka mudo sadax maalmood ah Dhuusamareeb uga socday, 42 xirfadle caafimad oo ka kala yimid xarumaha caafimaadka ee degmooyinka Galmudug, kuwaas qaatay aqoon kororsi la xiriira\u00a0 daweynta, xakamaynta iyo ka hortagga cudurada faafa ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Tababarkaas waxaa si wadajir ah qabtay wasaaradda caafimaadka Galmudug iyo hey\u2019adda caafimaadka aduunka ee WHO waxaana maanta munaasabadii lagu soo xiray ka qayb galay madax ka kala socotay wasaaradda caafimaadka Galmudug iyo hey\u2019adda WHO.<\/p>\n<p>Dr. Maxamed Bishaar Shire Faarax oo ah madaxa dhakhaatiirta Galmudug ayaa ka waramey kaalinta kor u qaadida\u00a0 aqoonta xirfadlayaasha caafimaadka ee ka howlgala Galmudug ay ka cayaari karaan badbaadada bulshada Soomaaliyeed, isagoo codsaday in la soo kordhiyo oo muhiimad gaar ah la siiyo tababarrada dhakhaatiirta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dhankiisa Cabdixakiin Maxamed Diiriye Agaasimaha waaxda qorshaynta iyo siyaasadda ee wasaaradda caafimadka Galmudug oo tababarka si rasmi ah u soo xiray ayaa ka dalbaday shaqaalaha in ay hirgaliyaan culuumta la siiyey oo ku timid baahi muuqatay oo dhanka xarumaha caafimaadka ka timid, taas oo ay muhiim tahay in deg deg looga soo kabto.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/7dc18c60-62dd-4552-85b6-e769386e7e2b.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473973 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/7dc18c60-62dd-4552-85b6-e769386e7e2b.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/9f56f509-b14b-43f5-b1b5-7d1b7969fa9d.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473974 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/9f56f509-b14b-43f5-b1b5-7d1b7969fa9d.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/82fb1348-e507-43e1-9d5b-3d125a998e5c.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473975 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/82fb1348-e507-43e1-9d5b-3d125a998e5c.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/96c951c2-fb4f-4f83-8ee8-3514c49206d5.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473976 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/96c951c2-fb4f-4f83-8ee8-3514c49206d5.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/961917ea-132d-4500-b9b8-54b276124c7f.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473977 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/961917ea-132d-4500-b9b8-54b276124c7f.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/b919c889-7ecd-4825-bb74-3de3279061e4.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473978 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/b919c889-7ecd-4825-bb74-3de3279061e4.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/c1b715ec-ccff-450f-922d-3c3663d635a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473979 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/c1b715ec-ccff-450f-922d-3c3663d635a5.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Munaasabad lagu soo xirayay tababarka mudo sadax maalmood ah Dhuusamareeb uga socday, 42 xirfadle caafimad oo ka kala yimid xarumaha caafimaadka ee degmooyinka Galmudug, kuwaas qaatay aqoon kororsi la xiriira\u00a0 daweynta, xakamaynta iyo ka hortagga cudurada faafa ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Tababarkaas waxaa si wadajir ah qabtay wasaaradda caafimaadka Galmudug iyo hey\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":454643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454642","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454642"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454644,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454642\/revisions\/454644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}