{"id":454638,"date":"2021-08-13T14:58:04","date_gmt":"2021-08-13T14:58:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454638"},"modified":"2021-08-13T14:58:04","modified_gmt":"2021-08-13T14:58:04","slug":"raisul-wasaare-rooble-oo-la-kulmay-xildhibaanada-soomaalida-ee-ku-jira-barlamaanka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raisul-wasaare-rooble-oo-la-kulmay-xildhibaanada-soomaalida-ee-ku-jira-barlamaanka-kenya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul wasaare Rooble oo la kulmay Xildhibaanada Soomaalida ee ku jira Barlamaanka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga Magaalada Narobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta oo jimco ah waxa uu kulan la qaatay xildhibaanadda Soomaaliyeed ee ku jiro Barlamaanka Dalkaasi Kenya<\/p>\n<p>Ra,isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dalka iyo sidoo kale danaha dadka Soomaaliyeed ee kuwada nool labada dalka.<\/p>\n<p>Xunaha uu la kulmay waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Yuusuf Xasan oo madax ka ah xaafada Islii oo ay Soomaali badan degentahay isla markaana ay ganacsiyo waa weyn ku leeyihiin.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ee uu ka helay Madaxweyne Uhuuro Kenyaata ku jooga dalka Kenya ayaa hore waxa uu kulamo kala duwa kula qaatay madaxda dalkaasi,ganacsatada Soomaaliya iyo sidoo kale jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Kenya waxaana uu dhamaan kala hadlay xoojinta xiriirka ay leeyihiin labada iyo iskaashiga dhinacyada ganacsiga iyo amaanka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237485990_3047361532161627_7643859176766204954_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-473969 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237485990_3047361532161627_7643859176766204954_n.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"370\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237422127_3047361765494937_3632656091451122306_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-473968 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237422127_3047361765494937_3632656091451122306_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237338620_3047361682161612_1792039857449079538_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-473967 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237338620_3047361682161612_1792039857449079538_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237119114_3047361848828262_2065520012797380794_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-473966 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237119114_3047361848828262_2065520012797380794_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236918619_3047361785494935_1640087720250883346_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-473965 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236918619_3047361785494935_1640087720250883346_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"688\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236687779_3047361822161598_4094690363894918190_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-473964 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236687779_3047361822161598_4094690363894918190_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga Magaalada Narobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta oo jimco ah waxa uu kulan la qaatay xildhibaanadda Soomaaliyeed ee ku jiro Barlamaanka Dalkaasi Kenya Ra,isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dalka iyo sidoo kale danaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":454639,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454638","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454638"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454641,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454638\/revisions\/454641"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}