{"id":454629,"date":"2021-08-13T10:45:52","date_gmt":"2021-08-13T10:45:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454629"},"modified":"2021-08-13T11:49:15","modified_gmt":"2021-08-13T11:49:15","slug":"ciidanka-xoogga-oo-horjoogayaal-al-shabaab-ah-ku-dilay-gobolka-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-horjoogayaal-al-shabaab-ah-ku-dilay-gobolka-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Horjoogayaal Al-Shabaab ah iyo maleeshiyaad lagu dilay Jubbada Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan ururka 5-aad aa ee Guutada 16 aad iyo Ciidanka Daraawiishta iyo Nabadsugida Jubbaland oo Isgarabsanaya ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabab ka fuliyey Deeganno ka tirsan Gobolka Jubada hoose.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggamineysay howlgalka ayaa sheegay in howlgalka ay ku dileen 10 kamid ah Al-Shabaab, isla markaana ay ku qarxiyeen miinooyin gaaraya lix, kuwaas oo ay wadada ku aaseen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa intaa ku daray in Ciidamada ay deegaanno badan ka saareen Al-Shabaab, kuwaasi oo kala ah Beerxaano,qoloshimbi, sariiraha, dharkayn urur, yaaqcaleen, yaaq dabayl, iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>Deegaannada ay Ciidamada howlgalka kula wareegeen ayaa waxaa ay Dhamaantood ku yaallaan duleedka Magaalada Kismayo, waxaana dhowr jeer lagu weeraray Ciidamada dowladda &amp; kuwa Jubbaland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Saraakiisha Ciidanka ayaa waxaa ay sheegeen inay Howlgallada sii wadi doonaan ilaa ay Al-Shabaab ka saarayaan degannada iyo Degmooyinka ay weli kaga sugan yihiin Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan ururka 5-aad aa ee Guutada 16 aad iyo Ciidanka Daraawiishta iyo Nabadsugida Jubbaland oo Isgarabsanaya ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabab ka fuliyey Deeganno ka tirsan Gobolka Jubada hoose. Saraakiisha hoggamineysay howlgalka ayaa sheegay in howlgalka ay ku dileen 10 kamid ah Al-Shabaab, isla markaana ay ku qarxiyeen miinooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":454630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454629","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454629"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454636,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454629\/revisions\/454636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}