{"id":454620,"date":"2021-08-13T09:12:15","date_gmt":"2021-08-13T09:12:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454620"},"modified":"2021-08-13T09:13:22","modified_gmt":"2021-08-13T09:13:22","slug":"17-maleeshiyo-ah-oo-lagu-dilay-weerar-ka-dhacay-dalka-burkina-faso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/17-maleeshiyo-ah-oo-lagu-dilay-weerar-ka-dhacay-dalka-burkina-faso\/","title":{"rendered":"17 maleeshiyo ah oo lagu dilay weerar ka dhacay Burkina Faso"},"content":{"rendered":"<p>weerar ka dhacay dalka Burkina Faso\u00a0 ayaa lagu dilay 17 maleeshiyaad ah, kuwaas\u00a0 soo\u00a0 weeraray\u00a0 xero ay ciidamada militariga dalkaasi ku lahaayeen\u00a0 magaalada Belacoca ee waqooyiga dalkaas.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha dalkaas, sarkaal ka tirsan dowladda ayaa yiri: &#8220;Kooxo hubeysan oo watay\u00a0 20 mootooyin\u00a0 ayaa\u00a0 weerar ku soo qaaday\u00a0 xero ciidamada difaaca oo ku taal soohdimaha xuduudka dalkaasi kala dhexeeya\u00a0 ee\u00a0 Mali iyo Niger.<\/p>\n<p>Laamaha amniga\u00a0\u00a0 Burkina Faso ayaa sheegay in ay\u00a0 dileen 17 dagaalyahan , halka 5 ka mid ah ciidanka\u00a0 Difaaca Madaniga ah oo ka barbar dagaalamaya ciidamada malitariga\u00a0 ay ku dhinteen \u00a0weerarka oo dhacay waqooyiga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>weerar ka dhacay dalka Burkina Faso\u00a0 ayaa lagu dilay 17 maleeshiyaad ah, kuwaas\u00a0 soo\u00a0 weeraray\u00a0 xero ay ciidamada militariga dalkaasi ku lahaayeen\u00a0 magaalada Belacoca ee waqooyiga dalkaas. Sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha dalkaas, sarkaal ka tirsan dowladda ayaa yiri: &#8220;Kooxo hubeysan oo watay\u00a0 20 mootooyin\u00a0 ayaa\u00a0 weerar ku soo qaaday\u00a0 xero ciidamada difaaca oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":454624,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454620","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454620"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454625,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454620\/revisions\/454625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}