{"id":454601,"date":"2021-08-12T18:18:23","date_gmt":"2021-08-12T18:18:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454601"},"modified":"2021-08-12T18:18:23","modified_gmt":"2021-08-12T18:18:23","slug":"guddiga-doorashooyinka-soomaaliya-oo-bogaadiyay-hannaankii-ay-u-dhacday-doorashadii-lagu-qabtay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashooyinka-soomaaliya-oo-bogaadiyay-hannaankii-ay-u-dhacday-doorashadii-lagu-qabtay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo bogaadiyay hannaankii ay u dhacday doorashadii lagu qabtay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay hanaankii ay u dhacday doorashadii\u00a0 xubnaha Aqalka Sare\u00a0 ee Galmudug maanta ka qabsoontay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka Axmed Aadan Dagaal Safiina ayaa\u00a0 sheegay\u00a0 in la qabtay\u00a0 doorashada lix Kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare\u00a0 ee deegaan doorashadoodu tahay\u00a0 Galmudug oo ay ku tartamayeen\u00a0 12 musharax, kaasi oo ay soo baxeen 6 Senator\u00a0 kadib markii\u00a0 ay\u00a0 tanaasuleen\u00a0 lixda\u00a0 musharax\u00a0 ee\u00a0 kale.<\/p>\n<p>Mudane Axmed Aadan Dagaal ayaa xusay in Barlamaanka Galmudug ay ku doorteen xubnaha soo baxay cod gacan tag ah, isla markaana ay doorashadu u dhacday sidii loogu talagalay, isagoo Baarlamaanka Galmudugu uga mahadceliyay sida ay u guteen waajibaadkii loo igmaday.<\/p>\n<p>Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka Axmed Safiina Gudiga oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in Guddiga uu Madaxweynaha Galmudug ka codsanayo in uu soo dhameystiro labada kursi ee ka hartay guud ahaan Xildhibaannada Aqalka Sare ee laga soo dooranayo Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay hanaankii ay u dhacday doorashadii\u00a0 xubnaha Aqalka Sare\u00a0 ee Galmudug maanta ka qabsoontay. Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka Axmed Aadan Dagaal Safiina ayaa\u00a0 sheegay\u00a0 in la qabtay\u00a0 doorashada lix Kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare\u00a0 ee deegaan doorashadoodu tahay\u00a0 Galmudug oo ay ku tartamayeen\u00a0 12 musharax, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":454602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454601","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454603,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454601\/revisions\/454603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454602"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}