{"id":454583,"date":"2021-08-12T16:30:28","date_gmt":"2021-08-12T16:30:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454583"},"modified":"2021-08-12T16:30:28","modified_gmt":"2021-08-12T16:30:28","slug":"wasiirka-xanaannada-xoolaha-oo-daah-furay-shirka-wadatashiga-caymiska-xoolaha-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-xanaannada-xoolaha-oo-daah-furay-shirka-wadatashiga-caymiska-xoolaha-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Xanaannada Xoolaha oo daah furay shirka wadatashiga Caymiska Xoolaha \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya ayaa furay Shirka wadatashiga Barnaamijka Caymiska Xoolaha oo loogu talogalay Xoolo dhaqatada Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ka hadlay muhiimadda u shirkan leeyahay, Muhimadda dhaqan dhaqaale ee Xoolaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xoolaha Soomaliya waa lafdhabarka dhaqaalaha dalka waxaana noloshoodu ku tiirsantahay in ka badan 70% shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale waxa ay qayb ka qaataan kororka wax soos saarka dhaqaalaha gudaha dalka (GDP) 60% isla markaana waxaa ka soo hoyata dhoofka xoolaha in ka baddan 80% lacagta adage e soo gasha dalka.<\/p>\n<p>Xoolaha Soomaaliyeed waxay saldhig u yiiin xoolo dhaqatadeena reer guuraaga ah kuna nool miyiga iyagoo ka helo caano iyo hilib ee xagga nafaqada caruurta iyo haweenka iyo lacago kaash oo ay ku dabooshaan nolol maalmoodka iyo in ay ku soo iibsadaan raashinka daruuriga ah.<\/p>\n<p>Wasaardda Xanaannada Xoolaha, Dhirta iyo Daqqa, waxay ku guuleeysatay in markii ugu horaysay diyaariso muddo dheer kadib Straateejiyad guud oo muddo toban sano (2020 \u2013 2030), taasoo ay gacan naga siiyeen Hay\u2019adaha Bangiga Aduunka iyo FAO oo lagu horamarinaayo xoolaha Soomaliyeed, taasoo lagu soo gabagabeeyey dalka gudihiisa intii u dhaxeeysay 17-19-kii bisha Juun 2019.<\/p>\n<p>Soomaaliya, wxaa Ilaheey ku manaystay xoolo gaaraya 56 Million oo neef oo iskugu jira Geel, Lo\u2019 iyo Ari waxeeyna leedahay Geela ugu badan dunida kaasoo tiradiisu ay gaareeyso 7.1 Million oo neef.<\/p>\n<p>Xoolo dhaqatada reer guuraaga ah (Pastoralists) iyo beeraleeyda yar yar ee xoolahana dhaqda (Agro-Pastoralists) waxaa lagu qiyaasaa isugeeyntooda in ka badan 7 Million taasoo ah kala bar shacabka Soomaaliyeed oo tiradiisa guud lagu qiyaaso 15 Million qofood.<\/p>\n<p>\u2981\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Xoolaha iyo Cimilada is bedeshay (Climate Change).<\/p>\n<p>Madaama reer guuraga uu u nugul yahay cimilada sida abaaraha, daadka iyo cudurada xoolaha ku dhaca laguna qiyaasoo in ka badan kala bar shacabka Soomaliyeed, taasi waxeey muujineeysaa in kala bar shacabka Soomaaliyeed uu khtar ugu jiro cimilooyinka is bed bdela ee dalka ka dhaca.<\/p>\n<p>Mudooyinkii dambe Soomaaliya waxaa ku soo noq noqonayey abaaro is-daba jooga sida sanadihii 2016-kii iyo 2017-dii oo guud ahaan saameeysay xoolaha. Xoolaha ku dhamaaday abaarihii dhacay sanadihii 2016 iyo 2017 waxaa lagu qiyaasaa in ay ku dhinteen xoolo gaaraya in ku dhow 25%. Dhibaatada dhaqaale ee abaarihii dhacay sanadahaas waxaa lagu qiimeeyey in ka badan 1.6 Billyan oo doolar, markii lagu daro dhaqaalihii ku baaqaday dhoofka xoolaha waxaa lagu qiimeeyey 3.25 Bilyan oo doolor. Sidoo kale fatahaadihii dhacay sanadihii la soo dhaafay wax yeelada dhaqaale ee ay geeysteen waxaa lagu qiyaasaa 270 Million doolor.<\/p>\n<p>Mudanayaal iyo Marwooyin,<\/p>\n<p>Wasaardda Xanaannada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa iyadoo ka duuleeysa wax ka qabashada dhibaatooyinka abaaraha, fatahaadaha iyo cudurada xoolaha, waxeey dadaal dheer u gashay sandihii 2019-kiiiyo 2020-kii sidii ay ugu heli lahayd xal waara oo wax looga qabto arrimahaas, waxayna Bangiga Adduunka (World Bank) ka codsatay Wasaarddu in darasad lagu sameeyo qaabka ugu haboon ee wax looga qaban karo arrintaas, waxaana Hay\u2019adda Cilmi Baarista Xoolaha ee Caalamiga ah (International Livestock Research Institute ILRI)) diyaarisay daraasad cilimyeeysan (Fusibility Study), taasoo ay ku soo bandhigtay qaabka ugu haboon ee wax looga qaban karo dhibatooyinka cimilooyinka, waana waxyaabaha shirkaan la idinku casumay looga hadli doono la idinkuna soo bandhigi doono waxaa ka mid ah fahfaahinta waxa ka soo baxay daraasaddan<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473873 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.51-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473894 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.07-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473893 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.06-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473892 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.06-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473891 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.05-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473890 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.04-PM-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473889 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.04-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473888 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.02-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473887 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.02-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473886 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.01-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473885 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.01-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473884 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.49.00-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473883 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.59-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473882 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.57-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473881 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.57-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473880 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.56-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473879 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.56-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473878 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.55-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473877 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.54-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473876 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.54-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473875 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.53-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-473874 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2021-08-12-at-5.48.53-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya ayaa furay Shirka wadatashiga Barnaamijka Caymiska Xoolaha oo loogu talogalay Xoolo dhaqatada Soomaaliyeed Wasiirka ayaa ka hadlay muhiimadda u shirkan leeyahay, Muhimadda dhaqan dhaqaale ee Xoolaha Soomaaliyeed. Xoolaha Soomaliya waa lafdhabarka dhaqaalaha dalka waxaana noloshoodu ku tiirsantahay in ka badan 70% shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale waxa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":454584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454583","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454585,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454583\/revisions\/454585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}