{"id":454574,"date":"2021-08-12T14:54:55","date_gmt":"2021-08-12T14:54:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454574"},"modified":"2021-08-12T16:51:00","modified_gmt":"2021-08-12T16:51:00","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wasiirkii-gaadiidka-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wasiirkii-gaadiidka-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiirkii Gaadiidka Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen oo ku hadlayay Afka Maamulka ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii, iyo Shacbiga Hirshabeelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiirkii Gaadiidka Hirshabeelle Marxuum Cabdullaahi Maxamed Rooble oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p><strong>INNAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen oo ku hadlayay Afka Maamulka ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii, iyo Shacbiga Hirshabeelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiirkii Gaadiidka Hirshabeelle Marxuum Cabdullaahi Maxamed Rooble oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431879,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454574","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454574"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454593,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454574\/revisions\/454593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431879"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}