{"id":454530,"date":"2021-08-12T06:14:10","date_gmt":"2021-08-12T06:14:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454530"},"modified":"2021-08-12T06:15:14","modified_gmt":"2021-08-12T06:15:14","slug":"xubin-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Awdheegle-(SONNA)-Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada hoose.<\/p>\n<p>Ninkan ka tirsanaa Al-shabaab ayaanan la sheegin waxa uu u qaabbilanaa argagixisada.<\/p>\n<p>Soo baxsashada Asad ayaa kusoo beegmaysa xilli uu maalin ka hor sidan oo kale isu soo dhiibay horjooge ka tirsanaa nabad-diidka qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka ee uu fadhigoodu yahay Baydhabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Awdheegle-(SONNA)-Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada hoose. Ninkan ka tirsanaa Al-shabaab ayaanan la sheegin waxa uu u qaabbilanaa argagixisada. Soo baxsashada Asad ayaa kusoo beegmaysa xilli uu maalin ka hor sidan oo kale isu soo dhiibay horjooge ka tirsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":454531,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454530","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454530","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454532,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454530\/revisions\/454532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}