{"id":454494,"date":"2021-08-11T10:56:10","date_gmt":"2021-08-11T10:56:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454494"},"modified":"2021-08-11T10:56:10","modified_gmt":"2021-08-11T10:56:10","slug":"puntland-oo-lagu-doortay-11-mudane-oo-ka-mid-noqon-doona-aqalka-sare-ee-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/puntland-oo-lagu-doortay-11-mudane-oo-ka-mid-noqon-doona-aqalka-sare-ee-bfs\/","title":{"rendered":"Puntland oo lagu doortay 11 mudane oo ka mid noqon doona Aqalka sare ee BFS"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Doorashadii ka socotay magaalada Garoowe ee ay Baarlamanka Dowlad gobaleedka Puntland ku soo dooranayeen Xubnaha Aqalka sare ee ka mid noqonaya Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo gababeeyay magaalada Garoowe .<\/p>\n<p>Illaa 11 Senator oo saddex ka mid ah ay yihiin dumar ayaa la doortay, iyadoo qaarkood\u00a0 hab gacan-taag ah loogu Codeeyay kadib markii ay u tanaasuleen murashixiintii \u00a0kale ee kula tartameysay kursiga Aqalka sare.<\/p>\n<p>Halkaan ka akhriso magacyada xubnaha loo doortay Aqalka sare:<\/p>\n<p>1- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole<\/p>\n<p>2- Maxamed Cali Yuusuf Gagaab<\/p>\n<p>3- Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino)<\/p>\n<p>4- Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde)<\/p>\n<p>5- Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan).<\/p>\n<p>6- Daahir Ayaanle Siciid<\/p>\n<p>7- Farxaan Cali Xuseen<\/p>\n<p>8- Saynab Ismaaciil Maxamed (Tiimbiye)<\/p>\n<p>9- Cabdiqani Geelle Maxamed<\/p>\n<p>10-Samiiro Maxamuud Xaaji Cawad<\/p>\n<p>11-Sareedo Maxamed Xasan (Jeyte).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Doorashadii ka socotay magaalada Garoowe ee ay Baarlamanka Dowlad gobaleedka Puntland ku soo dooranayeen Xubnaha Aqalka sare ee ka mid noqonaya Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo gababeeyay magaalada Garoowe . Illaa 11 Senator oo saddex ka mid ah ay yihiin dumar ayaa la doortay, iyadoo qaarkood\u00a0 hab gacan-taag ah loogu Codeeyay kadib markii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":454503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454494","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454504,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454494\/revisions\/454504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}