{"id":454475,"date":"2021-08-11T06:39:42","date_gmt":"2021-08-11T06:39:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454475"},"modified":"2021-08-11T06:44:12","modified_gmt":"2021-08-11T06:44:12","slug":"joe-biden-oo-ku-baaqay-in-dadka-afganistaan-ay-u-dagaallamaan-qarankooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/joe-biden-oo-ku-baaqay-in-dadka-afganistaan-ay-u-dagaallamaan-qarankooda\/","title":{"rendered":"Joe Biden oo ku baaqay in dadka Afganistaan ay u dagaallamaan qarankooda."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku boorriyay madaxda dalka Afganistaan iyo hoggaamiyeyaasha bulshada ee dalkaasi inay midoobaan oo u dagaallamaan jiritaanka qarankooda.<\/p>\n<p>Hadaladaasi ayaa yimid xilli madaxweynaha uu Aqalka Cad kula hadlay warbaahinta, wuxuu sheegay in inuusan ka qoomameyneynin go&#8217;aankii uu ciidamadiisa ugala baxay Afgaanistaan, wuxuuna intaa ku daray in dadka reer Afganistaan ay u dagaalamaan nafdooda oo meel uga soo wada jeestaan cadowgooda.<\/p>\n<p>Mr.Biden ayaa yiri &#8220;Mareykanku uu sugayo ballanqaadyadii uu u sameeyay madaxda Afgaanistaan, sida bixinta kaalmo xagga cirka ah oo dhow, bixinta mushaaraadka milatariga iyo siinta ciidamada dalkaasi raashin iyo qalab kale&#8221;.<\/p>\n<p>Daalibaan waxay qabsadeen ugu yaraan siddeed ka mid ah 34 -ka magaalo -madax ee gobollada dalka,waxaana suurtagal ah in caasimadda Kabul ay gacanta u geli karto Taliban muddo 90 maalmood gudahood ah sida lagu shaaciyay wargeyska Washington Post oo soo xigtay saraakiil aan la magacaabin oo Mareykan ah.<\/p>\n<p>In ka badan 1,000 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay dagaallo qaraar oo u dhexeeyay Taalibaan iyo ciidamada dowladda bishii la soo dhaafay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku boorriyay madaxda dalka Afganistaan iyo hoggaamiyeyaasha bulshada ee dalkaasi inay midoobaan oo u dagaallamaan jiritaanka qarankooda. Hadaladaasi ayaa yimid xilli madaxweynaha uu Aqalka Cad kula hadlay warbaahinta, wuxuu sheegay in inuusan ka qoomameyneynin go&#8217;aankii uu ciidamadiisa ugala baxay Afgaanistaan, wuxuuna intaa ku daray in dadka reer Afganistaan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":454479,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454475","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454475"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454478,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454475\/revisions\/454478"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}