{"id":454360,"date":"2021-08-10T06:12:23","date_gmt":"2021-08-10T06:12:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454360"},"modified":"2021-08-10T08:14:37","modified_gmt":"2021-08-10T08:14:37","slug":"mareykanka-oo-doonaya-in-taalibaan-lagu-cadaadiyo-joojinta-dagaalada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-doonaya-in-taalibaan-lagu-cadaadiyo-joojinta-dagaalada\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo doonaya In Taalibaan lagu cadaadiyo joojinta dagaalada"},"content":{"rendered":"<p>Ergeyga Mareykanka ee Afganistan,Zalmay Khalilzad,oo haatan u ambabaxay Dalka Qadar,ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo kulan ka dhacaya magaalada Dooxa oo la doonayo in Taalibaan lagu cadaadiyo sidii ay u joojin laheyd dagaalada ay ka wadaan dalka Afganistaan.<\/p>\n<p>Ambabaxa ergayga ayaa la xaqiiijiyay in ay ka dambeysay waaxda arrimaha dibedda Mareykanka,ka dib markii kooxda hubaysan eeTaalibaan ay qabsadeen xarumo badan oo ka tirsan gobollada dalka Afganistaan.<\/p>\n<p>Wadahadalada ka dhacaya Dooxa todobaadkaan,waxaa ka qeybgalaya wakiillo ka socda waddamada gobolka ,kuwa ka baxsan gobolka iyo sidoo kale ururo,waxaana la doonayaa in kulankaasi looga hadlo joojinta colaadaha,xabbad-joojin dhaqan gasha iyo in aan la aqoonsan dowlad ku timid xoog oo ka dhalata Afganistaan.<\/p>\n<p>Maalinimadii shalay Taalibaan ayaa ku dhawaaqday inay afar maalmood gudahood ay qabsadeen caasimaddii lixaad ee qaar ka mid ah gobolada Afganistaan. \u200b\u200b<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergeyga Mareykanka ee Afganistan,Zalmay Khalilzad,oo haatan u ambabaxay Dalka Qadar,ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo kulan ka dhacaya magaalada Dooxa oo la doonayo in Taalibaan lagu cadaadiyo sidii ay u joojin laheyd dagaalada ay ka wadaan dalka Afganistaan. Ambabaxa ergayga ayaa la xaqiiijiyay in ay ka dambeysay waaxda arrimaha dibedda Mareykanka,ka dib markii kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":454379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454360","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454360","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454360"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454380,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454360\/revisions\/454380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}