{"id":454218,"date":"2021-08-08T15:16:55","date_gmt":"2021-08-08T15:16:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454218"},"modified":"2021-08-08T15:16:55","modified_gmt":"2021-08-08T15:16:55","slug":"madaxweyne-laftagareen-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameyey-xubno-ka-tirsan-gollaha-wasiirada-kuwo-kalena-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-laftagareen-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameyey-xubno-ka-tirsan-gollaha-wasiirada-kuwo-kalena-magacaabay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Laftagareen oo Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha wasiirada kuwo kalena Magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed \u00a0Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xil ka qaadis ku sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo kalena isku shaandheyn lagu Sameyey.<\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne laftagareen ayaa waxaa xilalkiii looga qaaday Wasiirada kala ah Garsoorka &amp; Cadaaladda Maxamed Xuseen Xasan (Joon) Warfaafinta Ilyaas Cali Qalinle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa xilka Wasiirka Garsoorka &amp; Cadaaladda waxaa uu u Magacaabay Xasan ibraahim Xasan (Lugbuur) \u00a0Warfaafinta waxaa \u00a0loo Magacaabay Ilyaas Cali Nuurhalka wasiirka howlaha Guud loo Magacaabay Maxamed Cali Xasan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-454219\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/LAFTA-GAREEN11111111111111-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"364\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed \u00a0Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xil ka qaadis ku sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo kalena isku shaandheyn lagu Sameyey. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne laftagareen ayaa waxaa xilalkiii looga qaaday Wasiirada kala ah Garsoorka &amp; Cadaaladda Maxamed Xuseen Xasan (Joon) Warfaafinta Ilyaas Cali Qalinle. Madaxweynaha Koonfur Galbeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":454220,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454218","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454218"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454221,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454218\/revisions\/454221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454220"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}