{"id":454204,"date":"2021-08-08T14:58:12","date_gmt":"2021-08-08T14:58:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454204"},"modified":"2021-08-08T14:58:12","modified_gmt":"2021-08-08T14:58:12","slug":"wasaaradda-shaqada-oo-beri-fasaxday-guud-ahaan-shaqaalaha-dowladda-bilowga-sanadka-cusub-ee-hijriga-1443","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-shaqada-oo-beri-fasaxday-guud-ahaan-shaqaalaha-dowladda-bilowga-sanadka-cusub-ee-hijriga-1443\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Shaqada oo beri fasaxday guud ahaan shaqaalaha dowladda bilowga sanadka cusub ee Hijriga 1443"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.9pt;background: white;margin: 0in 0in 19.9pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , waxay ku wargelinaysaa dhammaan Shaqaalaha Hay\u2019adaha Dawladda iyo kuwa gaarka ah inay fasax yihiin maalinta Isniinta 9 bisha August 2021, oo ku aaddan bilowga sannadka cusub ee Hijriga 1443.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.9pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.9pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali oo hambalyo u diraya dhammaan Shaqaale-waynaha Soomaaliyeed , ayaa u rajeeyay inay camal wanaagsan uga faa\u2019iideystaan maalintaa muhiimada u leh muslimiinta.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-454205\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/warqadakkkkkkkkkkkkk-236x300.jpg\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"326\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , waxay ku wargelinaysaa dhammaan Shaqaalaha Hay\u2019adaha Dawladda iyo kuwa gaarka ah inay fasax yihiin maalinta Isniinta 9 bisha August 2021, oo ku aaddan bilowga sannadka cusub ee Hijriga 1443. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali oo hambalyo u diraya dhammaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":454206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454204","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454204"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454207,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454204\/revisions\/454207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}