{"id":454135,"date":"2021-08-07T18:58:45","date_gmt":"2021-08-07T18:58:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454135"},"modified":"2021-08-07T18:58:45","modified_gmt":"2021-08-07T18:58:45","slug":"senator-ayuub-oo-soo-dhaweeyay-doorashadii-guddoonka-guddiga-doorashada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/senator-ayuub-oo-soo-dhaweeyay-doorashadii-guddoonka-guddiga-doorashada-somaliland\/","title":{"rendered":"Senator Ayuub oo soo dhaweeyay doorashadii Guddoonka Guddiga doorashada Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 17px;\">Muqdisho-(SONNA) Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Guddiga doorashada Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 17px;\">Senator Ayuub ayaa xusay in la wada sugayay qabsoomidda doorashada, isagoo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uga mahadceliyay dadaalkii uu ku bixiyey isu keenidda Siyaasiyiinta Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 17px;\">\u201cRuntii maanta waxaa la qabtay doorashada Guddoonka Kuraasta Gobollada Waqooyi, waxayna ahayd doorasho ku dhacday si hufnaan ah, iyadoo doorashada ay intooda badan soo xaadireen, doorashaduna si cadaalad ah ayay ku dhacday, waana soo dhaweynayaa\u201d. Ayuu yiri Senator Ayuub.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 17px;\">Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa tilmaamay in doorashada ay korjoogteynayeen hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda, Wakiillo ka socday beesha Caalamka iyo xubno kale, isagoo xusay inay aad ugu wada qanceen hannaankii ay u dhacday doorashada Guddoonka Guddiga labada Aqal ee Somaliland.<\/span><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_210807_215534_064.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA) Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Guddiga doorashada Somaliland. Senator Ayuub ayaa xusay in la wada sugayay qabsoomidda doorashada, isagoo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uga mahadceliyay dadaalkii uu ku bixiyey isu keenidda Siyaasiyiinta Somaliland. \u201cRuntii maanta waxaa la qabtay doorashada Guddoonka Kuraasta Gobollada Waqooyi, waxayna ahayd doorasho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":454136,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454135","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454137,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454135\/revisions\/454137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454136"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}