{"id":454029,"date":"2021-08-06T16:40:14","date_gmt":"2021-08-06T16:40:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454029"},"modified":"2021-08-06T16:40:14","modified_gmt":"2021-08-06T16:40:14","slug":"guddiga-doorashada-heer-federaal-oo-war-ka-soo-saaray-doorashada-guddoonka-guddiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashada-heer-federaal-oo-war-ka-soo-saaray-doorashada-guddoonka-guddiga-somaliland\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashada heer federaal oo war ka soo saaray doorashada guddoonka guddiga Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Qoraal war-gelin ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa lagu shaaciyey in Sabtiga berrito ee 7-da Agoosto la qaban doono doorashada guddoonka guddiga maamulaya doorashada Somaliland.<\/p>\n<p>Doorashada oo 11:00 AM barqonimo ka dhici doonta teendhada Afisyooni ayaa lagu casuumay warbaahinta iyo daneeyayaasha caalamka.<\/p>\n<p>\u201cDoorashada Guddoonka Guddiga Maamulka doorashadda kuraasta labada aqal ee Somaliland waxa lagu qabanayaa Teendhada Afisiyoone , Sabti 10:00 Am, oo ku beegan 7-Aug-2021.<br \/>\nWaxa lagu casuumayaa Saxaafada, Hay-adaha Dawladda, Ururada Bulshada Rayidka, Gudiyada Doorashada iyo Beesha Caalamka,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Qoraal war-gelin ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa lagu shaaciyey in Sabtiga berrito ee 7-da Agoosto la qaban doono doorashada guddoonka guddiga maamulaya doorashada Somaliland. Doorashada oo 11:00 AM barqonimo ka dhici doonta teendhada Afisyooni ayaa lagu casuumay warbaahinta iyo daneeyayaasha caalamka. \u201cDoorashada Guddoonka Guddiga Maamulka doorashadda kuraasta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":454030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454029","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454031,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454029\/revisions\/454031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}