{"id":454001,"date":"2021-08-06T11:19:29","date_gmt":"2021-08-06T11:19:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=454001"},"modified":"2021-08-07T06:34:40","modified_gmt":"2021-08-07T06:34:40","slug":"deegaanno-ku-yiillay-galmudug-iyo-jubbooyinka-oo-manta-laga-sifeeay-al-shabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/deegaanno-ku-yiillay-galmudug-iyo-jubbooyinka-oo-manta-laga-sifeeay-al-shabab\/","title":{"rendered":"Deegaanno ku yiillay Galmudug iyo Jubboland oo laga sifeeyay Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa saaka gaaray deegaanada Miliqo, dabagalo,Cell cabdi iyo kuwa kale oo hoostaga degmada Xaradheere ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidanka hogaamineysa ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ciidanku uu ku sii jeedo Xaradheere,halkaas oo kooxaha Al-shabaab ah ay bilaabeen inay iskaga firxadaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Ciidamada Kumandoska Xoga Dalka ee Danab ,gaar ahaan q ururka 5-aad, Gutada 16-naad \u00a0ayaa Maleshiyadka argagixisada Alshabaab ka sifeeyay tuloyinka Bura,Xawalo Kofi,Fareydhubow,Yaaq dabeel iyo Buula Xaaji ,kuwaas oo hoostaga \u00a0jubbooyinka\u00a0 .<\/p>\n<p>Tuulooyinkaasi laga saaray maleeshiyaadka Al-shabaab ,waxay ahaayeen degaanno ay ku dhuumaaleystaan kooxdaasi,isla markaana ay ku qaadi jireen lacago baad ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-454009 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma3-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma3-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma3-1-696x521.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma3-1-561x420.jpg 561w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma3-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma3-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-454010 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma4-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma4-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma4-1-696x521.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma4-1-561x420.jpg 561w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma4-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ma4-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa saaka gaaray deegaanada Miliqo, dabagalo,Cell cabdi iyo kuwa kale oo hoostaga degmada Xaradheere ee gobolka Mudug. Saraakiisha ciidanka hogaamineysa ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ciidanku uu ku sii jeedo Xaradheere,halkaas oo kooxaha Al-shabaab ah ay bilaabeen inay iskaga firxadaan. Dhinaca kale,Ciidamada Kumandoska Xoga Dalka ee Danab ,gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":454012,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-454001","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=454001"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454036,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/454001\/revisions\/454036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/454012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=454001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=454001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=454001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}