{"id":453996,"date":"2021-08-06T10:47:55","date_gmt":"2021-08-06T10:47:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453996"},"modified":"2021-08-06T10:49:02","modified_gmt":"2021-08-06T10:49:02","slug":"maamulka-galmudug-oo-sheegay-in-deegaanka-camaara-laga-hirgalinaayo-adeegyada-aasaasiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-galmudug-oo-sheegay-in-deegaanka-camaara-laga-hirgalinaayo-adeegyada-aasaasiga-ah\/","title":{"rendered":"Madaxda Galmudug oo sheegay in deegaanka Camaara \u00a0laga hirgalinaayo adeegyada aasaasiga ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug \u00a0Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Camaara laga hirgelin doono adeegyada aas aasiga u ah nolosha, maadaama ciidamada ay dhawaan halkaasi ka saaren argagixisada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug, isla markaana hoostagta Degmada Xarardheere ayaa sheegay in ciidamadu ay ku guuleysteen xaqiijinta amniga, haatanna ay magaalada tahay mid nabdoon oo Nabadgelydeeda la isku haleyn karo.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa xusay in magaalada Camaara laga hirgelin doona Saldhig boolis, xarumo caafimaad iyo Waxbarasho iyo waxyaabaha kale ee ay bulshada u baahantahay, maadaama Al-Shabaab ay kalhore baabi\u2019iyeen goobihii bulshada loogu adeegi jiray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug \u00a0Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Camaara laga hirgelin doono adeegyada aas aasiga u ah nolosha, maadaama ciidamada ay dhawaan halkaasi ka saaren argagixisada Al-Shabaab. Wasiir Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug, isla markaana hoostagta Degmada Xarardheere ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":453997,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453996","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453996"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453999,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453996\/revisions\/453999"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}