{"id":453985,"date":"2021-08-06T06:36:34","date_gmt":"2021-08-06T06:36:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453985"},"modified":"2021-08-06T06:36:47","modified_gmt":"2021-08-06T06:36:47","slug":"boliiska-amisom-oo-la-wareegay-gaadiid-loogu-talagalay-amniga-doorashada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/boliiska-amisom-oo-la-wareegay-gaadiid-loogu-talagalay-amniga-doorashada-dalka\/","title":{"rendered":"Boliiska AMISOM oo la wareegay gaadiid loogu talagalay amniga doorashada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado hawlgallka ku aaddan sugidda amniga doorashada dalka.Soomaaliya.<\/p>\n<p>Deeqdaan gaadiidka ah oo isugu jira shan Gaari oo gaashaaman \u00a0iyo lix baabuur oo ah nooca Toyota Land cruiserka ah.waxaa\u00a0 bixiyay xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).<\/p>\n<p>Baabuurtaan waxay inta badan ay taageeri doonaan Unugyada Booliska AMISOM ee la shaqeeya \u00a0Ciidanka Booliska Soomaaliyeed .<\/p>\n<p>Ku -xigeenka Ergeyga Gaarka ah ahna Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (DSRCC) ee Soomaaliya, Simon Mulongo, ayaa maalinimadii shalay gaadiidkaasi ku \u00a0wareejiyay Taliyaha Booliska AMISOM,ahna, Kaaliyaha Kormeeraha Guud ee Booliska (AIGP), Augustine Magnus Kailie.<\/p>\n<p>Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa hormuud ka noqon doonta sugidda amniga doorashada, iyadoo booliiska AMISOM ay kaalin taageero ah ka qaadan doonaan , si loo hubiyo in geeddi -socodku yahay mid ammaan ah oo sugan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado hawlgallka ku aaddan sugidda amniga doorashada dalka.Soomaaliya. Deeqdaan gaadiidka ah oo isugu jira shan Gaari oo gaashaaman \u00a0iyo lix baabuur oo ah nooca Toyota Land cruiserka ah.waxaa\u00a0 bixiyay xafiiska taageerada Qaramada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":453986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453985","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453985"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453988,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453985\/revisions\/453988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}