{"id":453979,"date":"2021-08-05T18:04:35","date_gmt":"2021-08-05T18:04:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453979"},"modified":"2021-08-05T18:04:35","modified_gmt":"2021-08-05T18:04:35","slug":"tuulada-cayaaraha-dalka-gaar-ahaan-qeybta-kubadda-kolleyga-oo-dib-u-dhis-lagu-sameynayo-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tuulada-cayaaraha-dalka-gaar-ahaan-qeybta-kubadda-kolleyga-oo-dib-u-dhis-lagu-sameynayo-sawirro\/","title":{"rendered":"Tuulada Cayaaraha Dalka gaar ahaan qeybta kubadda Kolleyga oo dib u dhis lagu sameynayo \u201cSAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa oo maanta kormeeray Tuulada Ciyaaraha Stadium Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhisayo qeybta Kubadda Kolleyga Garoonka oo ay ka muuqato bur bur lixaadleh oo ka soo gaaray colaadihii dalka ka dhacay.<\/p>\n<p>Kormeerka Wasiirka Cayaaraha oo ay ku wehliyaan mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda iyo qaar ka mid ah madaxda Xiriirada kala duwan ee isboortiga, kuwaasi oo soo indha indheeyay qeybta kubadda kollayga ee Tuulada Cayaaraha Dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xiriirka Cayaaraha kubadda Kollayga Cabdullaahi Nuur Cadaani ayaa sheegay in xiriirkooda uu diyaar u yahay dib u dhiska garoonka, ayna ku qaban doonaan tartamo isboorti.<\/p>\n<p>Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan iyo Saciid Qoorsheel Wasiir hore, isla markaana qeyb ka ah bahda isboortiga ayaa si wada jir u tilmaamay in garoonku uu u baahanyahay in laga wada qeyb qaato dhismahiisa.<\/p>\n<p>La taliyaha Madaxweynaha Dalka ee arrimaha cayaaraha Maxamed Xuseen Haaddi \u00a0oo si kooban uga sheekeeyay taariikhda Tuulada Cayaaraha ayaa sheegay<\/p>\n<p>\u201cGaroonkan ama Tuulada Cayaaraha qorshaheeda waxaan bilownay 1976-dii, shirkii guddiga Olombiyada ee Riyaad lagu qabtay, taasi oo si geesinimo leh aan ku ogolaanay, markii la yiri, Yaa qabanayo cayaaraha Olombikada ee Jaamacadda Carabta?, baannu niri anaga ayaan qabaneyno haddii xoogaa dhaqaale nalagu caawinayo oo geesinimo ah, tiina waxa ay keentay in 21 dowladood oo Jaamacadda Carabta ah inay soo ogolaadaan inay ka soo qeyb galaan, waana tiradii ugu badneyd ee timaada dalka\u201d. Ayuu yiri Maxamed Xuseen.<\/p>\n<p>Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in kan Wasaarad ahaan ay door muhiim ah ka qaadan doonaan dib u dhiska garoonka, gaar ahaan qeybta kubadda Kolleyga.<\/p>\n<p>\u201cWaa meeshii ugu horeysay ee ay bilad dahab ku qaadatay Soomaaliya, garoonka waa la dhisi doonaa, waxaana ku dhiseynaa barnaamijka Isxilqaan, Wadankan Isxilqaan ayaa lagu dhisay gacan shisheeye laguma dhisin, anagana kan Wasaarad ahaan arrintaas ayaan ka shaqeyneynaa\u201d. Ayuu yiri Wasiirka Cayaaraha Dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472841 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/12.png\" alt=\"\" width=\"1214\" height=\"645\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472842 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/13.png\" alt=\"\" width=\"1172\" height=\"676\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472843 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/15.png\" alt=\"\" width=\"1206\" height=\"650\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472844 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/19.png\" alt=\"\" width=\"1147\" height=\"673\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472845 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-3.png\" alt=\"\" width=\"1152\" height=\"662\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472846 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture0.png\" alt=\"\" width=\"1152\" height=\"601\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472847 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture2.png\" alt=\"\" width=\"1148\" height=\"682\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472848 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture3.png\" alt=\"\" width=\"1054\" height=\"641\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472849 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture5.png\" alt=\"\" width=\"1106\" height=\"661\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472850 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture6.png\" alt=\"\" width=\"1148\" height=\"645\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472851 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture8.png\" alt=\"\" width=\"1193\" height=\"662\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472852 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture9.png\" alt=\"\" width=\"1137\" height=\"609\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472853 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture10.png\" alt=\"\" width=\"1134\" height=\"685\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472854 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture14.png\" alt=\"\" width=\"1196\" height=\"612\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472855 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture18.png\" alt=\"\" width=\"1173\" height=\"668\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472856 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/gaona.png\" alt=\"\" width=\"1169\" height=\"630\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472857 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/gfroonka.png\" alt=\"\" width=\"1162\" height=\"658\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472858 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Wasiirka.png\" alt=\"\" width=\"1114\" height=\"666\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa oo maanta kormeeray Tuulada Ciyaaraha Stadium Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhisayo qeybta Kubadda Kolleyga Garoonka oo ay ka muuqato bur bur lixaadleh oo ka soo gaaray colaadihii dalka ka dhacay. Kormeerka Wasiirka Cayaaraha oo ay ku wehliyaan mas\u2019uuliyiin ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":453980,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453979","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453981,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453979\/revisions\/453981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}