{"id":453919,"date":"2021-08-04T15:26:20","date_gmt":"2021-08-04T15:26:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453919"},"modified":"2021-08-04T15:44:02","modified_gmt":"2021-08-04T15:44:02","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-magacaabay-xildhibaannada-u-qaabilsan-doorashada-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-magacaabay-xildhibaannada-u-qaabilsan-doorashada-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay Xildhibaannada u qaabilsan doorashada Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-post-header\">\n<h5 class=\"td-post-title\">Muqdisho..SONNA..Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Hirshabeelle.<\/h5>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa lagu shaaciyay magacyada 15-ka Xildhibaan ee u qaabilsan qabashada doorashada Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle<\/p>\n<p><strong>Markuu arkay:<\/strong>\u00a0Qodobka 34aad iyo 41aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Hirshabeelle.<\/p>\n<p><strong>Markuu arkay:<\/strong> Qodobka 13aad iyo 50aad ee xeer Hoosaadka Baarlamaanka Hirshabeelle.<\/p>\n<p><strong>Markuu qiimeeyay<\/strong>: Aqoonta iyo Khibradda ay xubnahan u leeyihiin arrimaha doorashada<\/p>\n<p>Wuxuu xubnaha hoos ku xusan u magacaabay guddiga qabashada doorashad Aqalka Sare.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<ol>\n<li>Xildhibaan Feysal Axmedweli Xasan Guddoomiye<\/li>\n<li>Xildhibaan Maxamuud Axmed Gacal\u00a0Guddoomiye ku-xigeen<\/li>\n<li>Xildhibaan Cali Cismaan Ibraahim Xoghayn<\/li>\n<li>Xildhibaan Maxamuud Wabar Xasan Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Cabdifataax Muuse Ibraahim Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Xaliima Cali Saciid \u00a0Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Aadan Barre\u00a0 Maxamed Muuse Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Saadaq Mukhtaar Cabdulle Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Axmed Cali \u00a0Abuukar \u00a0Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Cali \u00a0Caddow \u00a0Jibriil (Alkutubi) Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Xasan Cali \u00a0Cabdullaahi Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar (Cumar gaabow) Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Cumar Maxamed Soomane Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Cabdullaahi Daahir Calasow Xubin<\/li>\n<li>Xildhibaan Maxamed Ibraahim Maxamed (Xiirane)\u00a0 Xubin<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Halkan ka akhriso lifaaqa Wareegtada<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453920 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/281F470C-388F-4E5D-8279-70EF38771BCC.jpeg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/281F470C-388F-4E5D-8279-70EF38771BCC.jpeg 834w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/281F470C-388F-4E5D-8279-70EF38771BCC-232x300.jpeg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/281F470C-388F-4E5D-8279-70EF38771BCC-791x1024.jpeg 791w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/281F470C-388F-4E5D-8279-70EF38771BCC-768x995.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/281F470C-388F-4E5D-8279-70EF38771BCC-696x901.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/281F470C-388F-4E5D-8279-70EF38771BCC-324x420.jpeg 324w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/p>\n<\/div>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\">\n<div class=\"td-author-by\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho..SONNA..Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Hirshabeelle. Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa lagu shaaciyay magacyada 15-ka Xildhibaan ee u qaabilsan qabashada doorashada Golaha Aqalka Sare. Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Markuu arkay:\u00a0Qodobka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":453921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453919","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453919"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453932,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453919\/revisions\/453932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453921"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}