{"id":453909,"date":"2021-08-04T13:26:30","date_gmt":"2021-08-04T13:26:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453909"},"modified":"2021-08-04T13:26:30","modified_gmt":"2021-08-04T13:26:30","slug":"gudoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-galmudug-oo-kulan-la-yeshay-guddiga-doorashada-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-galmudug-oo-kulan-la-yeshay-guddiga-doorashada-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo kulan la yeshay guddiga doorashada Aqalka sare"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<h4 class=\"entry-title\"><span style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">Muqdisho\u2026SONNA\u2026Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug (SEIT) Mudane Maxamed Daahir Guleed, ayaa maanta shir gudoomiyay kulan isbarasho iyo wada shaqeynta labada guddi oo ay la yeesheen guddiga doorashada aqalka sare.<\/span><\/h4>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Kulanka labada Guddi ayaa diirada lagu saaray sidii loo dadajin lahaay Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare kadib markii uu soo gudbiyo liiska Murashixiinta Aqalka sare Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor.<\/p>\n<p>Shirka ayaa ku soo gabagaboobay is afgarad ay gareen labada guddi ah ee u xil saran doorashooyinka.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug (SEIT) Mudane Maxamed Daahir Guleed, ayaa maanta shir gudoomiyay kulan isbarasho iyo wada shaqeynta labada guddi oo ay la yeesheen guddiga doorashada aqalka sare. Kulanka labada Guddi ayaa diirada lagu saaray sidii loo dadajin lahaay Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare kadib markii uu soo gudbiyo liiska Murashixiinta Aqalka sare Madaxweynaha dawlad goboleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":453910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453909","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453911,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453909\/revisions\/453911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}