{"id":453880,"date":"2021-08-04T10:45:15","date_gmt":"2021-08-04T10:45:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453880"},"modified":"2021-08-04T10:48:28","modified_gmt":"2021-08-04T10:48:28","slug":"maamulka-koofur-galbeed-soomaaliya-oo-qalab-caafimaad-kala-wareegay-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-koofur-galbeed-soomaaliya-oo-qalab-caafimaad-kala-wareegay-amisom\/","title":{"rendered":"Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo qalab xafiiseed kala wareegay AMISOM"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka koofur galbed Soomaaliya ayaa maanta qalab xafiiseed kala wareegtay qeybta saddexaad ee holgalka AMISOM ee uu fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Qalab xafiiseedkan ayaa waxa uu isugu jiraa computarro, miisas, kuraas iyo agab kale oo wax ku ool shaqada ka socota Wasaaradda caafimaadka ee koofur galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah mas\u2019uuliyiita qeybta saddexaad ee AMISOM ayaa Sheegay in markasta ay diyaar u yihiin inay gacan ka geystaan hormurinta xafiisyada dowladda, tayaynta adeegyada waxbarashada , Caafimaadka iyo ka jawaabidda xaaladaha deg-degga ah, ladagaallanka argagaxisada iyo sugidda amniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka koofur galbed Soomaaliya ayaa maanta qalab xafiiseed kala wareegtay qeybta saddexaad ee holgalka AMISOM ee uu fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo. Qalab xafiiseedkan ayaa waxa uu isugu jiraa computarro, miisas, kuraas iyo agab kale oo wax ku ool shaqada ka socota Wasaaradda caafimaadka ee koofur galbeed Soomaaliya. Qaar kamid ah mas\u2019uuliyiita qeybta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":453881,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453880","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453880"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453885,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453880\/revisions\/453885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}