{"id":453860,"date":"2021-08-04T07:41:30","date_gmt":"2021-08-04T07:41:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453860"},"modified":"2021-08-04T07:42:06","modified_gmt":"2021-08-04T07:42:06","slug":"dowlado-carab-ah-oo-ka-horyimid-in-israaiil-ay-kursi-korjoogto-ah-ku-yeelato-ururka-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowlado-carab-ah-oo-ka-horyimid-in-israaiil-ay-kursi-korjoogto-ah-ku-yeelato-ururka-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Dowlado Carab ah oo ka horyimid in Israa\u2019iil ay Kursi korjoogto ah ku yeelato ururka midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Toddobo dal oo Carab ah kana tirsan Midowga Afrika ayaa ku wargeliyay guddoomiyaha Midowga Afrika inay kasoo horjeedaan in israa\u2019iil ku yeelato ururka Midowga Afrika kusri korjoogta ah.<\/p>\n<p>Safiirradda u fadhiya Addis ababa dalalka Masar, Aljeeriya, Tuunis, Liibiya, Jabuuti, Mauritania iyo Comoros ayaa gaarsiiyay guddoomiyaha Midowga Afrika Muuse Faki go\u2019aanka ay dowladahooda ka qaateen Isra\u2019il.<\/p>\n<p>Dowladahan ayaa sheegay in codsiga Yuhuudda aan lasoo marsiin nidaamka u yaal ururka Midowga Afrika, waxayna sheegeen inaan la aqbali karin go\u2019aan hal dhinac ah, iyagoo soo<\/p>\n<p>jeediyay in fadhiyada soo socda ee ururuka \u00a0looga doodo arrinta ku saabsan kursi siinta Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Safaaradaha dalalka Urdun, Kuweyt, Qatar iyo \u00a0Yeman ay ku leeyihiin Itoobiya ayaa iyaguna taageeray go\u2019aanka dalalka diiddan in Israa\u2019iil la siiyo kursi.<\/p>\n<p>Dalalka Koonfur Afrika iyo \u00a0Botswana ayaa hore uga horyimid in Israa\u2019iil kursi ku yeelato ururka Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Sida qorsheysan, wasiirrada arrimaha dibedda ee dalalka Midowga Afrika ayaa shiri doona bisha October ee soo socota, waxaana laga yaaba in laga doodo qodobo badan oo ay ka mid tahay arrinta Israa\u2019iil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Toddobo dal oo Carab ah kana tirsan Midowga Afrika ayaa ku wargeliyay guddoomiyaha Midowga Afrika inay kasoo horjeedaan in israa\u2019iil ku yeelato ururka Midowga Afrika kusri korjoogta ah. Safiirradda u fadhiya Addis ababa dalalka Masar, Aljeeriya, Tuunis, Liibiya, Jabuuti, Mauritania iyo Comoros ayaa gaarsiiyay guddoomiyaha Midowga Afrika Muuse Faki go\u2019aanka ay dowladahooda ka qaateen Isra\u2019il. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":453861,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453860","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453860","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453860"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453862,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453860\/revisions\/453862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}