{"id":453746,"date":"2021-08-03T10:48:21","date_gmt":"2021-08-03T10:48:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453746"},"modified":"2021-08-03T10:48:44","modified_gmt":"2021-08-03T10:48:44","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-kulan-la-qaatay-guddiga-doorashooyinka-xildhibaannada-labada-gole-ee-gobollada-waqooyi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-kulan-la-qaatay-guddiga-doorashooyinka-xildhibaannada-labada-gole-ee-gobollada-waqooyi\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha guddiga laga doonayo in ay ka madax banaanaadaan siyaasadda iyo aragtida dhinacyada, ayna si siman ugu adeegaan dhammaan muwaadiniinta u tartamaya kuraasta ay doorashadooda hagayaan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa xusay in laga noqday doorashadii ay dhowaan dhinacyada guddigu ku doorteen labada hoggaan, isla markaana uu Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaruhu soo gudbin doono xiliga iyo goobta lagu qabanayo doorashada guddoonka guddiyada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in masuuliyadda koowaad ee hufnaanta iyo la xisaabtanka guddiyada doorashooyinka ay isaga saaran tahay, isla markaana xubnaha guddigu ay ka fogaadaan wax walba oo baal marsan habraaca doorashooyinka ee lagu heshiiyey.<\/p>\n<p>\u201cSida ku qoran wareegtadii la idinku soo magacaabay, waxaad ka madax bannaan tihiin cid kasta oo siyaasad ku jirta, sida uu qabo habraaca doorashada, waxaa la idin kaga fadhiyaa waajibaadkiina inaad u gudataan si daacad ah oo waafaqsan hufnaanta doorashada, wixii caqabad ah ee idinla soo gud-boonaadana waxaad ula soo laabanaysaan Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ah hoggaamiyaha doorashada\u201dayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453747\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/rooble7-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"797\" height=\"282\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453748\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/raysal-wasr11111111111111-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"206\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453749\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/rooble2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"746\" height=\"211\" \/> \u00a0\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453752\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/rooble5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"739\" height=\"204\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453753\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/rooble6-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"745\" height=\"213\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha guddiga laga doonayo in ay ka madax banaanaadaan siyaasadda iyo aragtida dhinacyada, ayna si siman ugu adeegaan dhammaan muwaadiniinta u tartamaya kuraasta ay doorashadooda hagayaan. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa xusay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":453754,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453746","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453746","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453746"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453755,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453746\/revisions\/453755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}