{"id":453584,"date":"2021-08-01T16:43:17","date_gmt":"2021-08-01T16:43:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453584"},"modified":"2021-08-01T17:00:56","modified_gmt":"2021-08-01T17:00:56","slug":"musharaxiinta-u-tartameysa-kuraasta-xildhibaanada-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-ayaa-taageeray-shaqada-guddiga-doorashada-ee-uu-magacaabay-raisal-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/musharaxiinta-u-tartameysa-kuraasta-xildhibaanada-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-ayaa-taageeray-shaqada-guddiga-doorashada-ee-uu-magacaabay-raisal-wasaaraha\/","title":{"rendered":"Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Xildhibaanada Aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo taageeray shaqada guddiga doorashada ee uu magacaabay Ra&#8217;isal Wasaaraha."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Musharaxiinta oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay doorka hoggaamineed ee Ra&#8217;isal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble,Sidoo kale waxay dalbadeen in la bilaabo doorashada Aqalka Sare iyo mida Golaha Shacabka ee gobolada Waqooyi, iyagoo cadeeyay iney diyaar u yihiin iney tartanka doorashada ka qeyb galaan.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in doorashada ay diidan yihiin siyaasiyiin tiro yar oo aan kalsooni badan ku qabin dadkooda isla markaana doonaya in la musuq maasuqo doorashada.<\/p>\n<p>Kulanka Musharaxiinta Xildhibaanada iyo Senatarada gobolada Waqooyi waxaa goobjoog ka ahaa Siyaasiyiin, Odoyaal dhaqan, dhalinyaro, Haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolada Waqooyi.<\/p>\n<p>Todobaadkii ina dhaafay ayaa 40 xildhibaan oo ka soo jeeda Gobolada Woqooyi Somaliland sidoo kale taageereen dedaalka Raisal Wasaaraha ee hirgelinta doorashada qaranka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453585\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/waqoyij-300x201.jpg\" alt=\"\" width=\"738\" height=\"265\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453586\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/waqoyi5-300x158.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"278\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453587\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/waqoyin-300x271.jpg\" alt=\"\" width=\"726\" height=\"276\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453589\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/waqoyij-1-300x201.jpg\" alt=\"\" width=\"709\" height=\"248\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-453590\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/waqooyi2-300x242.jpg\" alt=\"\" width=\"772\" height=\"278\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453597\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/waqoyi44444444kkkkkkkkkkkkkkkk-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"693\" height=\"575\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Musharaxiinta oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay doorka hoggaamineed ee Ra&#8217;isal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble,Sidoo kale waxay dalbadeen in la bilaabo doorashada Aqalka Sare iyo mida Golaha Shacabka ee gobolada Waqooyi, iyagoo cadeeyay iney diyaar u yihiin iney tartanka doorashada ka qeyb galaan. Waxay sheegeen in doorashada ay diidan yihiin siyaasiyiin tiro yar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":453592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453584","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453584"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453584\/revisions\/453598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}