{"id":453563,"date":"2021-08-01T14:01:16","date_gmt":"2021-08-01T14:01:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453563"},"modified":"2021-08-01T14:01:16","modified_gmt":"2021-08-01T14:01:16","slug":"madaxweyne-deni-oo-goobjoog-ka-noqday-heshiis-ku-kacaya-7-4-million-oo-ay-kala-saxiixdeen-laba-wasaaradood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-deni-oo-goobjoog-ka-noqday-heshiis-ku-kacaya-7-4-million-oo-ay-kala-saxiixdeen-laba-wasaaradood\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo goobjoog ka noqday heshiis ku kacaya $7.4 Million oo ay kala saxiixdeen laba wasaaradood"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka ahaa heshiis dayactir ah wadooyinka Puntland lagu sameynayo, kaas oo ku kacaya $7.4 Million, waxaana la sheegay in lacagtaas ay bixinayso Puntland .<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasaaradda Maaliyadda oo bixinayso Lacagta iyo Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gadiidka oo fulinaysa, waxaana u kala saxiixay labada Wasiir ee Wasaaradahaasi Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Mudane Axmed Bashiir Muuse iyadoo sidoo kale uu kulanka\u00a0 ka qeybgalay Wasiirka Qorsheynta Mudane Cabdiqafaar Xaange.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Wadooyinka la dayactirayo ayaa kala ah:<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Juurile- Boosaaso<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Qardho \u2013 Garoowe<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Garoowe- Brita dheer<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Garoowe-Falaryaale.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Qorshaha horumarinta kaabayasha dhaqaalaha wuxuu qeyb ka yahay siyaasada tayeynta iyo horumarinta Puntland, waxaana kharashka ku baxaya dhammaan dayactirka wadooyinka oo dhan $7.4 Million bixinaysa Dowlad goboleedka Puntland .<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka ahaa heshiis dayactir ah wadooyinka Puntland lagu sameynayo, kaas oo ku kacaya $7.4 Million, waxaana la sheegay in lacagtaas ay bixinayso Puntland . Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasaaradda Maaliyadda oo bixinayso Lacagta iyo Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gadiidka oo fulinaysa, waxaana u kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":453564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453563","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453565,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453563\/revisions\/453565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}