{"id":453553,"date":"2021-08-01T13:53:07","date_gmt":"2021-08-01T13:53:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453553"},"modified":"2021-08-01T13:53:07","modified_gmt":"2021-08-01T13:53:07","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-labaad-ee-golaha-shacabka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-gaaray-caabudwaaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-labaad-ee-golaha-shacabka-baarlamaanka-soomaaliya-oo-gaaray-caabudwaaq\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Gaaray Caabudwaaq"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud oo si weyn loogu soo dhoweeyay .<\/p>\n<p>Guddoomiya ku-xigeenka ayaa markii uu soo gaaray Caabudwaaq waxa sii diiran ugu soo dhaweeyay Maamulka Degmada Caabudwaaq Wasiiro\u00a0 iyo Mudanayaal Ka tirsan Galmudug iyo qeybaha bulshada.<\/p>\n<p>Mudane Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadal kooban oo uu ka jeediyay Madaarka Diyaaradaha Degmada waxaa uu ka mahad ceshay soo dhaweynta loo sameeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453554\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/barlamanka4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"853\" height=\"279\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453555\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/barlamanka222222-300x201.jpg\" alt=\"\" width=\"731\" height=\"302\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453556\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/barlamanka11111111-200x300.jpg\" alt=\"\" width=\"765\" height=\"311\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453558\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/barlamanka-sax4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"906\" height=\"240\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453559\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/barlamanka5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"765\" height=\"212\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud oo si weyn loogu soo dhoweeyay . Guddoomiya ku-xigeenka ayaa markii uu soo gaaray Caabudwaaq waxa sii diiran ugu soo dhaweeyay Maamulka Degmada Caabudwaaq Wasiiro\u00a0 iyo Mudanayaal Ka tirsan Galmudug iyo qeybaha bulshada. Mudane Mahad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":453560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453553","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453553"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453561,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453553\/revisions\/453561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}