{"id":453407,"date":"2021-07-31T10:36:52","date_gmt":"2021-07-31T10:36:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453407"},"modified":"2021-07-31T10:36:52","modified_gmt":"2021-07-31T10:36:52","slug":"xubna-ka-socda-guddiga-doorashooyinka-heer-federaal-oo-gaaray-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubna-ka-socda-guddiga-doorashooyinka-heer-federaal-oo-gaaray-baydhabo\/","title":{"rendered":"Xubna Ka Socda Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Gaaray Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo waxana Garoonka diyaaradaha shaati Guduud\u00a0 ee magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay xubnaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfur Galbeed iyo xubna kale oo maamulka katirsan.<\/p>\n<p>Ujeedka Guddiga ee gaaray Baydhabo ayaa ah dardar-gelinta shaqooyinka Arrimaha doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee ka dhaceysa Baydhabo.<\/p>\n<p>Xubnaha \u00a0ayaa sidokale wararku waxa ay sheegayan in kulama ay la qaadan doonaan Madaxweyne Cabdcasiis Xasan lafta-gareen iyo xubnaha Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Koonfur Galbeed oo ay kala hadli donaan qabashada doorashada Aqalka sare.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453408\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/baydhabo2222222-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"693\" height=\"460\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453410\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/baydhab88888888-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"180\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453411\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/baydhabo6-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"823\" height=\"180\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-453409\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/baydhabo1111111111-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"775\" height=\"183\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo waxana Garoonka diyaaradaha shaati Guduud\u00a0 ee magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay xubnaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfur Galbeed iyo xubna kale oo maamulka katirsan. Ujeedka Guddiga ee gaaray Baydhabo ayaa ah dardar-gelinta shaqooyinka Arrimaha doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":453412,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453407","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453413,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453407\/revisions\/453413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}