{"id":453353,"date":"2021-07-30T11:26:32","date_gmt":"2021-07-30T11:26:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453353"},"modified":"2021-07-30T11:26:32","modified_gmt":"2021-07-30T11:26:32","slug":"maleeshiyaad-ka-tirsan-al-shabaab-oo-isku-soo-dhiibey-ciidamada-qalabka-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maleeshiyaad-ka-tirsan-al-shabaab-oo-isku-soo-dhiibey-ciidamada-qalabka-sida\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaad ka\u00a0 tirsan Al Shabaab oo isku soo dhiibey Ciidamada Qalabka sida"},"content":{"rendered":"<p>Laba ka \u00a0tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey ciidanka qalabka sida ee howlgalada kawada aagga u dhexeeya Guri-ceel iyo ceelbuur, kaddib markii ay xiriirro la soo sameeyeen Saraakiisha Ciidamada\u00a0 ee qaybta ka ah howlgalada culus ee Alshabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaan gobolkaasi.<\/p>\n<p>Labadaasi ruux oo lagu kala magacaabo Maxamed Nur bare &#8221; iyo Mowliid Cumar faarax &#8220;Ciro&#8221; ayaa sheegay in ay ka tanaasuleen fikirkii gurracnaa ee argagixisada, isla markaana ay diyaar u yihiin in ay la dagaallamaan Al-Shabaab,waxayna si gaar ah u codsadeen in la cafiyo,<\/p>\n<p>Labadaan xubnood ee ka soo goostay kooxda \u00a0argagaxisada ,ayaa xusey in kadib markii ay arkeen dhibaatada iyo xasuuqa kooxdasi ku heyso Shacabka Soomaaliyeed ay go\u2019aansadeen in ay isaga soo baxaan maleeshiyaadkaasi nabad-diidka ah.<\/p>\n<p>Gaashaanle sare Cabdulaahi Cabdi Raage oo ka tirsan saraakiisha NISA ee Galmudug iyo Gaashaanle Dhexe Cabdulqaadir Maxamed cartan oo qayb ka ah saraakiisha qaybta 21-aad ,ayaa qiray in labadaasi ruux loo sameeyay soo dhoweyn ,kadib markii ay xiriir la soo sameeyeen saraakiisha ciidamada.<\/p>\n<p>Ciidanka qalabka sida Sida ayaa wada howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab, taasi oo keentay in horjoogayaal iyo maleeshiyaad badan ay ka soo goostaan kooxda Al-Shabaab, iskuna soo dhiibaan Ciidamada dowlada Federaalka .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba ka \u00a0tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey ciidanka qalabka sida ee howlgalada kawada aagga u dhexeeya Guri-ceel iyo ceelbuur, kaddib markii ay xiriirro la soo sameeyeen Saraakiisha Ciidamada\u00a0 ee qaybta ka ah howlgalada culus ee Alshabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaan gobolkaasi. Labadaasi ruux oo lagu kala magacaabo Maxamed Nur bare &#8221; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":453354,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453353","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453355,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453353\/revisions\/453355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}