{"id":453333,"date":"2021-07-30T07:13:51","date_gmt":"2021-07-30T07:13:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453333"},"modified":"2021-07-30T07:27:53","modified_gmt":"2021-07-30T07:27:53","slug":"ingiriiska-oo-sheegay-in-ay-ka-goan-tahay-taageeridda-babbadda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ingiriiska-oo-sheegay-in-ay-ka-goan-tahay-taageeridda-babbadda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Rooble oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble,ayaa magaalada Lomdon kulan muhiim kula qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Ingiriiska Mr.Dominic Raab<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa si gaar ah uga wadahadlay xoojinta xiriirka shaqo ee labada dal iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa horumaaa socda.<\/p>\n<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Dominic Raab ayaa sheegay in xukuumadda dalkaasi ay ka go\u2019an tahay fulinta taageerada nabadda iyo xasilloonida dalka Soomaaliya ee muddada-fog.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble,ayaa magaalada Lomdon kulan muhiim kula qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Ingiriiska Mr.Dominic Raab Labada mas\u2019uul ayaa si gaar ah uga wadahadlay xoojinta xiriirka shaqo ee labada dal iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa horumaaa socda. Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Dominic Raab ayaa sheegay in xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":453334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453333","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453333"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453339,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453333\/revisions\/453339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}