{"id":453325,"date":"2021-07-29T20:28:37","date_gmt":"2021-07-29T20:28:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453325"},"modified":"2021-07-29T20:28:37","modified_gmt":"2021-07-29T20:28:37","slug":"argagixisada-al-shabaab-oo-qarax-la-eegtay-gaari-ay-saarnaayeen-dad-rayid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/argagixisada-al-shabaab-oo-qarax-la-eegtay-gaari-ay-saarnaayeen-dad-rayid-ah\/","title":{"rendered":"Argagixisada Al-Shabaab oo qarax la eegtay gaari ay saarnaayeen dad rayid ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa qarax miino u dhigay gaari ay saarnaaayeen dad shacab ah oo marayay waddo xariirisa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-burte ee Gobalka Hiiraan.<\/p>\n<p>Gaari nooca loo yaqaan Noah oo ka soo baxay Degmada Jalalaqsi, isla markaana ay saarnaayeen ilaa 7 ruux oo shacab ahaa ayav miinada kula kacday meel qiyaastii 30 km u jirta Degmada Buula-burte, halkaasi oo uu ku dhintay wadihii gaariga, halka ay ku dhaawacmeen Afar ruux oo kale.<\/p>\n<p>Isbitaalka Degmada Buula-burte ayaa la gaarsiiyay dhaawacyada ka dhashay qaraxa arxan laawayaasha ay u dhigeen dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Inta badan kooxda argagixisada Al-Shabaab ayaa looga bartay bartilmaameedsiga dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan waxaana ficilada foosha xun ee kooxda ay ka turjumayaan in gabalkooda uu sii dhacayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa qarax miino u dhigay gaari ay saarnaaayeen dad shacab ah oo marayay waddo xariirisa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-burte ee Gobalka Hiiraan. Gaari nooca loo yaqaan Noah oo ka soo baxay Degmada Jalalaqsi, isla markaana ay saarnaayeen ilaa 7 ruux oo shacab ahaa ayav miinada kula kacday meel qiyaastii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":453326,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453325","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453325"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453327,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453325\/revisions\/453327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453326"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}