{"id":453292,"date":"2021-07-29T16:24:27","date_gmt":"2021-07-29T16:24:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453292"},"modified":"2021-07-29T16:24:27","modified_gmt":"2021-07-29T16:24:27","slug":"agaasime-ku-xigeenka-hayadda-socdaalka-oo-kormeer-shaqo-ku-tegay-safaaradda-soomaaliya-ee-kenya-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasime-ku-xigeenka-hayadda-socdaalka-oo-kormeer-shaqo-ku-tegay-safaaradda-soomaaliya-ee-kenya-sawirro\/","title":{"rendered":"Agaasime Ku-xigeenka Hay\u2019adda Socdaalka oo kormeer shaqo ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Agaasime Ku-xigeenka Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Kornayl Cabdifitaax Ibraahim Shaaweeye oo uu kormeerkiisa shaqo ku wehliyey Agaasimaha Waaxda Ajaanibta ee Hay\u2019adda mudane Cabdiraxmaan Caadle, ayaa waxaa Safaaradda si diiran ugu soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ay ka mid ahaayeen ku-simaha Safiirka Soomaaliya ee Nairobi mudane Cumar Xuseen Cali\u00a0 iyo Madaxa xaafiiska Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Safaaradda mudane Xasan Nuur Xasan,\u00a0 kuwaas oo uga warbixiyey xaaladihii ay Safaaraddu soo martay muddadii ay xirneyd iyo marka hadda dib loo furay howlaha shaqo ee horyaalla.<\/p>\n<p>Agaasime Ku-xigeenka Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa Saraakiisha Hey\u2019adda Socdaalka ee\u00a0 ka howlgasha xaafiiska bixinta baasaboorka ee Safaaradda kula dardaarmay iney si hufan ugu adeegaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee baahida weyn u qaba adeegga Hey\u2019addu bixiso, isla markaana ay u diyaar garoobaan sidii loo daboooli lahaa culeysyada faraha badan ee horyaalla xaafiiska bixinta baasaboorada ee Safaaradda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-471574 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/220818300_2875678012684307_3243784717771555098_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-471575 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/224247651_2875678309350944_2033257175173076670_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-471576 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/225749656_2875678142684294_3326515611893876476_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-471577 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/226022991_2875678082684300_5912037440197535638_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-471578 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/226023204_2875677939350981_55909254982418862_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-471580 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/227309870_2875678266017615_655097237879498722_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-471581 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/227581862_2875678206017621_4258770155486620996_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Agaasime Ku-xigeenka Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Kornayl Cabdifitaax Ibraahim Shaaweeye oo uu kormeerkiisa shaqo ku wehliyey Agaasimaha Waaxda Ajaanibta ee Hay\u2019adda mudane Cabdiraxmaan Caadle, ayaa waxaa Safaaradda si diiran ugu soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ay ka mid ahaayeen ku-simaha Safiirka Soomaaliya ee Nairobi mudane Cumar Xuseen Cali\u00a0 iyo Madaxa xaafiiska Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":453293,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453292","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453294,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453292\/revisions\/453294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453293"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}