{"id":453232,"date":"2021-07-29T07:06:22","date_gmt":"2021-07-29T07:06:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453232"},"modified":"2021-07-29T07:16:56","modified_gmt":"2021-07-29T07:16:56","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-sheekh-aadan-cali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-sheekh-aadan-cali\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Aadan Cali"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cismaan Abuukar Dubbe waxa ayaa\u00a0ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Aadan Cali Xasan oo ku geeriyooday degmadda Kaxda ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan waxa uu ahaa daaci inta badan noloshiisa ku bixiyay inuu wacyigalin iyo duruus diini ah bulshada Soomaaliyeed marsiiyo, wuxuuna muddo dheer ka howlgalayay Radio Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cismaan Abuukar Dubbe waxa ayaa\u00a0ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Aadan Cali Xasan oo ku geeriyooday degmadda Kaxda ee gobolka Banaadir. Sheekh Aadan waxa uu ahaa daaci inta badan noloshiisa ku bixiyay inuu wacyigalin iyo duruus diini ah bulshada Soomaaliyeed marsiiyo, wuxuuna muddo dheer ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":453236,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453232","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453232"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453234,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453232\/revisions\/453234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}