{"id":453192,"date":"2021-07-28T11:47:47","date_gmt":"2021-07-28T11:47:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453192"},"modified":"2021-07-28T11:48:46","modified_gmt":"2021-07-28T11:48:46","slug":"raisul-wasaare-rooble-oo-kulan-la-yeeshay-guddiga-qoondada-haweenka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raisul-wasaare-rooble-oo-kulan-la-yeeshay-guddiga-qoondada-haweenka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay guddiga qoondada haweenka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo habka fogaan aragga kulan kula yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Goleyaasha BFS, waxaana ku bogaadiyay howsha loo igmaday,\u00a0 isagoo kula dardaarmay inay si dhaw ula shaqeeyaan Guddiyada doorashada, Madaxda dowlad-goboleedyada &amp; bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor ayay aheyd, markii ra\u2019isul wasaaraha uu magacaabay 13 xubnood oo ka shaqeyn doono xaqiijinta qoonddada haweenka ee doorashada xubnaha baarlamaanka labada aqal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo habka fogaan aragga kulan kula yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Goleyaasha BFS, waxaana ku bogaadiyay howsha loo igmaday,\u00a0 isagoo kula dardaarmay inay si dhaw ula shaqeeyaan Guddiyada doorashada, Madaxda dowlad-goboleedyada &amp; bulshada rayidka ah. Maalmo ka hor ayay aheyd, markii ra\u2019isul wasaaraha uu magacaabay 13 xubnood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":453193,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453192","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453192"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453194,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453192\/revisions\/453194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}