{"id":453161,"date":"2021-07-28T09:13:20","date_gmt":"2021-07-28T09:13:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453161"},"modified":"2021-07-28T09:13:20","modified_gmt":"2021-07-28T09:13:20","slug":"madaxweyne-lafta-gareen-oo-maanta-dalka-dib-ugu-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-oo-maanta-dalka-dib-ugu-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Lafta-gareen oo maanta dalka dib ugu soo laabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Lafta-gareen oo muddoo kooban ku hakaday garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa usii ambabaxay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku-meel gaarka ah ee maamul goboleedka koonfur galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne Lafta-gareen oo muddoo kooban ku hakaday garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa usii ambabaxay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku-meel gaarka ah ee maamul goboleedka koonfur galbeed.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":453168,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453161","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453161"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453169,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453161\/revisions\/453169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}