{"id":453154,"date":"2021-07-28T05:59:16","date_gmt":"2021-07-28T05:59:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453154"},"modified":"2021-07-28T05:59:16","modified_gmt":"2021-07-28T05:59:16","slug":"xubno-ka-tirsan-guddiga-xalinta-khilaafaadka-oo-kismaayo-u-ambabaxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubno-ka-tirsan-guddiga-xalinta-khilaafaadka-oo-kismaayo-u-ambabaxay\/","title":{"rendered":"Xubno ka tirsan Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo Kismaayo u ambabaxay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA)- Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku wajahan Jubaland oo ka kooban 5 xubnood ayaa goobjoog unoqon doona Doorashada Aqalka sare ee senitorada kasoo baxaya Dowlad Goboleedka Jubalanad oo maalinta Khamiista ka dhici doonta Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Waxaa hore ugu sugnaa Jubaland Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo xubno ka tirsna guddigaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA)- Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Jubbaland. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku wajahan Jubaland oo ka kooban 5 xubnood ayaa goobjoog unoqon doona Doorashada Aqalka sare ee senitorada kasoo baxaya Dowlad Goboleedka Jubalanad oo maalinta Khamiista ka dhici [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":453157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453154","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453154","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453154"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454134,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453154\/revisions\/454134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}