{"id":453049,"date":"2021-07-27T10:59:26","date_gmt":"2021-07-27T10:59:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=453049"},"modified":"2021-07-27T10:59:26","modified_gmt":"2021-07-27T10:59:26","slug":"xeer-ilaaliyaha-guud-ee-ciidamada-qalabka-sida-oo-magacaabay-saraakiil-baaraya-kiiska-ikraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-ciidamada-qalabka-sida-oo-magacaabay-saraakiil-baaraya-kiiska-ikraan\/","title":{"rendered":"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida oo magacaabay saraakiil  baaraya kiiska Ikraan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sadax Sarkaal oo ka kala Socda Xafiiska Xeer ilaalinta, Booliiska &amp; Nabad-Sugidda Baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo la la\u2019 yahay tan iyo 26-kii June Sanadkan.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyaha ayaa Faray Taliska NISA in ay ula shaqeeyaan Saraakiisha magacaaban Wadda kasta oo lagu Gaari karo Danta Cadaaladda ee Ikraan.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa aqbalay furashada Gal-Dacwadeed ay u soo gudbisteen Ehelka Maqanad Ikraan Tahliil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sadax Sarkaal oo ka kala Socda Xafiiska Xeer ilaalinta, Booliiska &amp; Nabad-Sugidda Baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo la la\u2019 yahay tan iyo 26-kii June Sanadkan. Xeer Ilaaliyaha ayaa Faray Taliska NISA in ay ula shaqeeyaan Saraakiisha magacaaban Wadda kasta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":453050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-453049","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=453049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453051,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/453049\/revisions\/453051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/453050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=453049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=453049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=453049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}