{"id":452993,"date":"2021-07-27T04:34:31","date_gmt":"2021-07-27T04:34:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452993"},"modified":"2021-07-27T05:58:52","modified_gmt":"2021-07-27T05:58:52","slug":"452993-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/452993-2\/","title":{"rendered":"Akhriso: Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra\u2019iisul Wasaare Rooble"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<h3 class=\"entry-title\"><span style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">Muqdisho\u2026SONNA\u2026Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/span><\/h3>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>May 27 2021: Waxaa la saxiixay heshiiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>May 30 2021: Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa guddi u magacaabay xaqiijinta xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee cabashada laga keenay.<\/p>\n<p>May 31 2021: Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu qaabilay xubno ka socda Midowga Musharaxiinta oo ay ku jiraan Madaxweynayaashii hore, si uu uga dhageysto cabashadooda iyo talooyin.<\/p>\n<p>June 19 2021: Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, heer dowlad Goboleed iyo Xalinta khilaafaadka.<\/p>\n<p>June 29 2021: Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa soo saaray jadwalka arrimaha Doorashooyinka Dalka.<\/p>\n<p>June 29 2021: Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo.<\/p>\n<p>July 5 2021: Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka oo uu kala hadlay hirgelinta, Amniga Doorashooyinka iyo taageerada laga doonayo.<\/p>\n<p>July 7 2021: Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu socdaal 4 cisho qaatay ku tegay magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaareey, si loo dhammeystiro dib u heshiisiinta Gedo.<\/p>\n<p>July 21 2021: Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu ku dhawaaqay xalkii laga gaaray arrinta Gedo.<\/p>\n<p>July 22 2021: Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu la kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu kula dardaarmay inay dooraahada u maamulaan si hufan oo ka fog eex.<\/p>\n<p>July 22 2021: Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu isu keenay Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka, si loo xalliyo faraqa u dhexeeya ee doorashada kuraasta Gobollad Waqooyi.<\/p>\n<p>July 25 2021: Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu magacaabay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka 30% ee labada Aqal ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>July 25 2021: Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu habka fogaan arragga kula shiray Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo uu ku booriyay inay doorashada dedejiyaan, maadaama la gaaray xilligii lagu balamay in ay bilaabato.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-452994 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9AAB56DD-353E-4BD6-B10B-EB0C2657D6E5.jpeg\" alt=\"\" width=\"899\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9AAB56DD-353E-4BD6-B10B-EB0C2657D6E5.jpeg 899w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9AAB56DD-353E-4BD6-B10B-EB0C2657D6E5-250x300.jpeg 250w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9AAB56DD-353E-4BD6-B10B-EB0C2657D6E5-852x1024.jpeg 852w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9AAB56DD-353E-4BD6-B10B-EB0C2657D6E5-768x923.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9AAB56DD-353E-4BD6-B10B-EB0C2657D6E5-696x836.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9AAB56DD-353E-4BD6-B10B-EB0C2657D6E5-350x420.jpeg 350w\" sizes=\"auto, (max-width: 899px) 100vw, 899px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p><!--more--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. May 27 2021: Waxaa la saxiixay heshiiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee arrimaha doorashooyinka. May 30 2021: Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa guddi u magacaabay xaqiijinta xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee cabashada laga keenay. May 31 2021: Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu qaabilay xubno ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":452995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452993","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452993"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":453002,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452993\/revisions\/453002"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}