{"id":452989,"date":"2021-07-26T21:22:57","date_gmt":"2021-07-26T21:22:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452989"},"modified":"2021-07-27T04:35:49","modified_gmt":"2021-07-27T04:35:49","slug":"raiisul-wasaaraha-suudaan-oo-kala-hadlay-madaxda-4-dowladood-xaaladda-geeska-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-suudaan-oo-kala-hadlay-madaxda-4-dowladood-xaaladda-geeska-afrika\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Suudaan oo kala hadlay madaxda 4 dowladood xaaladda Geeska Afrika"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<h5 class=\"entry-title\"><span style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">Muqdisho\u2026SONNA\u2026Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa khadka telefoonka kula xiriiray madaxda afar dowladood oo ka mid ah dowladaha urur goboleedka IGAD.<\/span><\/h5>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Ra\u2019iisal wasaaraha Suudaan ayaa la hadlay madaxda kala ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir Mayardit, Madaxweyanaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.<\/p>\n<p>Bayaan ka soo baxay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Suudaan ayaa lagu shegay in laga wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa intaas ku daray in Ra\u2019iisul Wasaare Cabdullaahi Xamduuk uu la sii xiriiri doono Madaxda kale ee Geeska Afrika si looga wada shaqeeyo xasiloonida iyo horumarka Gobolka.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa khadka telefoonka kula xiriiray madaxda afar dowladood oo ka mid ah dowladaha urur goboleedka IGAD. Ra\u2019iisal wasaaraha Suudaan ayaa la hadlay madaxda kala ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir Mayardit, Madaxweyanaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":452990,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452989","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452989"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452991,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452989\/revisions\/452991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}