{"id":452777,"date":"2021-07-25T06:20:52","date_gmt":"2021-07-25T06:20:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452777"},"modified":"2021-07-25T06:28:29","modified_gmt":"2021-07-25T06:28:29","slug":"danjire-cawaale-oo-la-kulmay-shirkado-ka-howlgala-wax-soo-saarka-shiidaalka-iyo-tiknolojiyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjire-cawaale-oo-la-kulmay-shirkado-ka-howlgala-wax-soo-saarka-shiidaalka-iyo-tiknolojiyada\/","title":{"rendered":"Danjire Cawaale oo la kulmay shirkado ka howlgala wax soo saarka shiidaalka iyo tiknolojiyada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane,ayaa kulan fogaan arag ah uga qeybgalay heshiis ay si wadajir ah u galeen labada shirkadood oo ah kuwa ka howlaga dhanka shiidaalka iyo xagga tiknolojiyada.<\/p>\n<p>Kulanka lagu martiqaaday Danjiraha,ayaa yimid xilli ay heshiis wax wadaqabsi ah kala saxiixdeen labada shirkadood ee International Energy Exchange center (GBA) \u00a0iyo Ali Cloud.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane oo kulankaasi ku gudbiyay farrin,waxa uu ugu\u00a0 baaqay\u00a0 labada shirkadood in ay ka qeybqaataan horumarka dalka,isla markaana ay maalgashi ku sameeyaan dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Cawaale ayaa xusay in Soomaaliya ay ku taallo meel istaraatiiji ah,ayna tahay albaabka ugu wey n ee kaliya oo laga geli karo dhammaan dalalka Afrika<\/p>\n<p>Danjiraha waxa uu qiray in labada shirkadood ay heystaan fursado ay wax kula qeybsan karaan dadka Soomaaliyeed,sidaa daraadeed,waxa uu ku taliyay in ay ka faa\u2019ideystaan fursadaha ganacsi ee ka jira Soomaaliya.<\/p>\n<p>Labada shirkadood ee International Energy Exchange center (GBA) \u00a0iyo Ali Cloud,waxa ay ka shaqeeyaan dhanka soo saaridda shidaalka iyo dhinaca tiknolojiyadda aaladaha casriga ah ee Internetka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-452781 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-2-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-2-696x696.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-2-420x420.jpg 420w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-452782 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-3-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-3-696x696.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/fogaan-3-420x420.jpg 420w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane,ayaa kulan fogaan arag ah uga qeybgalay heshiis ay si wadajir ah u galeen labada shirkadood oo ah kuwa ka howlaga dhanka shiidaalka iyo xagga tiknolojiyada. Kulanka lagu martiqaaday Danjiraha,ayaa yimid xilli ay heshiis wax wadaqabsi ah kala saxiixdeen labada shirkadood ee International Energy Exchange center (GBA) [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":452779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452777","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452777","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452777"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452783,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452777\/revisions\/452783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}