{"id":452727,"date":"2021-07-24T18:41:51","date_gmt":"2021-07-24T18:41:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452727"},"modified":"2021-07-24T19:30:27","modified_gmt":"2021-07-24T19:30:27","slug":"habraaca-xallinta-khilaafaadka-aqalka-sare-ee-baarlamaanka-federaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/habraaca-xallinta-khilaafaadka-aqalka-sare-ee-baarlamaanka-federaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Habraaca Xallinta Khilaafaadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA)-Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020\/2021, asagoo fulinaya Habraaca Hirgelinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada dadban 2020\/2021 ee heer Federal, gaar ahaan Habraaca lagu dhisay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee soo baxey 1-da Oktoobar 2020, kaasoo awood sharci ah u siinaya Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban eegista iyo go\u2019aaminta muranada lagu diido go\u2019aanada ay gaareen Guddiyada heer federal iyo heer Dowlad gobaleed ee ku aadan codbixiyaasha iyo murashaxiinta u tartamaya mid ka mid ah labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddigu wuxuu la wadaagayaa Musharaxiinta iyo Codbixiyaasha Aqalka Sare Habraaca Xallinta Khilaafaadka Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shuruudaha Cabashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya:<\/p>\n<p>Waxaa cabasho u soo gudbinsan kara Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban;<\/p>\n<p>1- Murashax soo buuxiyay Shuruudaha Musharaxnimada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku xusan Qodobka 58 aad ee Dastuurka ku-meel gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Sharciyada kale ee Hagaya Doorashada Dadban ee 2020\/2021 loona diiwaan galiyay u tartamida Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>2- Waxaa kaloo cabasho u soo gudbin kara Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban Xildhibaanada Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Iyo xubnaha Ergada loo xulay in ay u codeeyaan tartamayaasha Aqalka sare ee Somaliland oo ay si toos ah u saamayso xadgudubyada ka dhasha maamulka doorashada.<\/p>\n<p>3- Waa in uu codsi qoraal ah u soo gudbiyaa Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban, soona buuxiyaa foomka diiwaan galinta cabashada xallinta Khilaafaadka Doorashada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>4- Waa in uu bixiyaa lacagta diiwaan galinta cabashada oo dhan 3,000 oo dollar (sedex kun oo dollar) kuna soo lifaaqaa galkiisa cabashada waraaqda cadeyneysa in uu ku shubay lacagta xisaabta bangiga loo asteeyay.<\/p>\n<p>Haddaba intaas oo shuruud ah haddii uu soo buuxiyo qofka cabanaya, Guddigu wuxuu qadanaaya go\u2019aanuu ugu garnaqayo cabashadaas muddo 7 malmood gudahood.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-452744 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/0EA939DD-B85C-498A-AB9D-0255C0037213.jpeg\" alt=\"\" width=\"741\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/0EA939DD-B85C-498A-AB9D-0255C0037213.jpeg 741w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/0EA939DD-B85C-498A-AB9D-0255C0037213-232x300.jpeg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/0EA939DD-B85C-498A-AB9D-0255C0037213-696x902.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/0EA939DD-B85C-498A-AB9D-0255C0037213-324x420.jpeg 324w\" sizes=\"auto, (max-width: 741px) 100vw, 741px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-452745 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/A2962953-2512-4C4A-96F2-5999CEF8D767.jpeg\" alt=\"\" width=\"741\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/A2962953-2512-4C4A-96F2-5999CEF8D767.jpeg 741w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/A2962953-2512-4C4A-96F2-5999CEF8D767-232x300.jpeg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/A2962953-2512-4C4A-96F2-5999CEF8D767-696x902.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/A2962953-2512-4C4A-96F2-5999CEF8D767-324x420.jpeg 324w\" sizes=\"auto, (max-width: 741px) 100vw, 741px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA)-Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020\/2021, asagoo fulinaya Habraaca Hirgelinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada dadban 2020\/2021 ee heer Federal, gaar ahaan Habraaca lagu dhisay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee soo baxey 1-da Oktoobar 2020, kaasoo awood sharci ah u siinaya Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban eegista iyo go\u2019aaminta muranada lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":452735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452727","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452727"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452746,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452727\/revisions\/452746"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}