{"id":452616,"date":"2021-07-23T13:22:45","date_gmt":"2021-07-23T13:22:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452616"},"modified":"2021-07-23T13:25:19","modified_gmt":"2021-07-23T13:25:19","slug":"maleeshiyaadka-al-shabaab-oo-looga-adkaaday-dagaallo-ka-dhacay-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maleeshiyaadka-al-shabaab-oo-looga-adkaaday-dagaallo-ka-dhacay-mudug\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaadka Al-shabaab oo looga adkaaday dagaal maanta ka dhacay Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga iyo kuwa Daraawiishta ee Galmudug ayaa ku guuleystay dagaal dhan ka ah maleeshiyaad Al-shabaab ee ku haray deegaanka Qod-qod oo ka tirsan Mudug.<\/p>\n<p>Ciidamada oo isbaheysanaya ayaa maleeshiyaad Al-shabaab ka saaray deegaanka Qod Qod ee gobolka Mudug,halkaasi oo ay si dhuumaakeysi ah ku joogeen kooxdaasi.<\/p>\n<p>Saraakiisha Howgalka Hogaamineysay ayaa Xaqiijayay in dagaalkii manta looga adkaaday kooxdaasi,isla markaana laga saaray deegaanka Qod Qod.<\/p>\n<p>, Wasiirka Amniga Galmudug mudane Axmed Mucalim Fiqi,ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyay in ay sii socon doonaan dagaalada kooxdaasi looga saarayo deegaanada Mudug iyo Gaalgaduud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga iyo kuwa Daraawiishta ee Galmudug ayaa ku guuleystay dagaal dhan ka ah maleeshiyaad Al-shabaab ee ku haray deegaanka Qod-qod oo ka tirsan Mudug. Ciidamada oo isbaheysanaya ayaa maleeshiyaad Al-shabaab ka saaray deegaanka Qod Qod ee gobolka Mudug,halkaasi oo ay si dhuumaakeysi ah ku joogeen kooxdaasi. Saraakiisha Howgalka Hogaamineysay ayaa Xaqiijayay in dagaalkii manta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":452618,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452616","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452616"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452621,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452616\/revisions\/452621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}