{"id":452595,"date":"2021-07-23T09:51:39","date_gmt":"2021-07-23T09:51:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=452595"},"modified":"2021-07-23T10:45:22","modified_gmt":"2021-07-23T10:45:22","slug":"duqeyn-ka-dhacday-meel-u-dhexaysa-xarardheere-iyo-qaycade-oo-lala-beegsaday-argagixisada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqeyn-ka-dhacday-meel-u-dhexaysa-xarardheere-iyo-qaycade-oo-lala-beegsaday-argagixisada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Duqeyn ka dhacday meel u dhexaysa Xarardheere iyo Qaycade oo lala beegsaday argagixisada Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Ciidanka Xoogga Dalka Danab iyo bahwadaagtooda ayaa maanta mar kale jab culus u gaysteen argagixisada Alshabaab ee ku dhuumaaleysanaya goboladaa Mudug iyo Gaalgaduud.<\/p>\n<p>Saakay barqadii abbaaro 10:21, meel u dhaxeysa magaalada Qaycad iyo degmada Xarardheere ayaa duqeyn cirka ah lagula beegsaday argagaxisada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Duqeyntaan ayaa lagu fuliyay kooxda Al-shabaab iyo hubkooda,mana jiraan wax dhibaato ah oo shacabka halkaa ku dhaqan ka soo gaaray duqeyntaasi.<\/p>\n<p>Ciidanka XDS ee Danab ayaa haatan u ruuqaansaday inay ka sifeeyaan haraadiga Alshabaab ee ku harsan deegannada Galmudug.<br \/>\nSarkaal u hadlay ciidanka ayaa sheegay in ciidanka Xoogga Dalka ee Danab marnaba aysan joojin doonin baacsiga Al-shabaab ilaa kooxdaasi laga sifeynayo goobaga ay ku dhuunaaleysanayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Ciidanka Xoogga Dalka Danab iyo bahwadaagtooda ayaa maanta mar kale jab culus u gaysteen argagixisada Alshabaab ee ku dhuumaaleysanaya goboladaa Mudug iyo Gaalgaduud. Saakay barqadii abbaaro 10:21, meel u dhaxeysa magaalada Qaycad iyo degmada Xarardheere ayaa duqeyn cirka ah lagula beegsaday argagaxisada Al-shabaab. Duqeyntaan ayaa lagu fuliyay kooxda Al-shabaab iyo hubkooda,mana jiraan wax dhibaato ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":452601,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-452595","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=452595"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":452605,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/452595\/revisions\/452605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=452595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=452595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=452595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}